Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka guddoomay Nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa ka...














