Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Go’aankii Madaxweyne Trump oo Soomaali badan ka hor istaagay gudashada waajibaadka Xajka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Go’aankii Madaxweyne Trump oo Soomaali badan ka hor istaagay gudashada waajibaadka Xajka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo loo diyaar garoobayo gudashada waajibaadka Acmaasha Xajka, ayaa Soomaalid kunool dalka Mareykanka waxay walaac ka muujinayaan arrimahaasi,gaar ahaan dadka aan haysanin sharciga dalkaasi.

Walaaca ay muujinayaan dadka Soomaaliyeed ayaa la xiriira diidmadii madaxweyne Donal Trump ee ahayd socdaalka muwaadiniinta ilaa 6 dal oo Soomaaliya ay kujirto in aysan wadnkaasi u socdaali Karin.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026

Qaar kamid ah dadkaasi ayaa  sheegay in documentiyadooda oo ay ku aadi lahaayeen Xajka dib loogu soo celiyay, iyagoo lagu wargeliyay in aanay jirin damaanad ku aadan soo laabashadooda, taasi oo keentay, walwalkan ay qabaan.

Xuseen Cabdi Max’ed iyo C/fataax Cumar oo kamid ah dadka isku diyaarinayay gudashada waajibaadka Xajka ayaa sheegay in ay caqabad xoogan ka haysato dhanka socdaalka, mar haddii aanay dib ugu soo laaban Karin dalka,waxaana ay intaasi ku dareen in ay haysataan sharciyo yer yer balse aanay u kala cadeyn in arintaasi ay saameynayso iyo in kale.

“Magacaygu waa C/fataax Cumar wadankan muddo ayaan deganahay, waxaan ku faraxsanahay in aan fursad u hello viisaha aan ku soo gudanayo waajibaadka Xajka, balse waxaan ka cabsanaynaa in aan dib u soo laabanweyno, una nasaameeyo go’aankii madaxweyne Trump.

Saameyntii ka dhalatay go’aankii uu madaxweyne Trump saxiixay ayaa sii kordhaysa,waxaan weli taagan jahwareer haysta dhamaan bulshooyinka ka soo jeeda wadamada kujira liiskaasi.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Qasaaraha dhimashada daadadkii Sierra Leone oo 300 gaaray

Next Post
Qasaaraha dhimashada daadadkii Sierra Leone oo 300 gaaray

Qasaaraha dhimashada daadadkii Sierra Leone oo 300 gaaray

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

August 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In