Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DHAGEYSO+ Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo heshiis kala saxiixday

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
DHAGEYSO+ Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo heshiis kala saxiixday

Image #: 7610770 Alcatel-Lucent contractors lay the East African Marine Cable (TEAMS) fibre optic cable on the Fujairah shore-end, April 10, 2009. Foreign navies have agreed to protect a vessel installing an undersea high-speed Internet cable from pirates off the coast of Somalia, a Kenyan minister said on April 16, 2009. Sea gangs from lawless Somalia have been increasingly striking the Indian Ocean shipping lanes and strategic Gulf of Aden, capturing dozens of vessels and hundreds of hostages in attacks that have driven up insurance rates. REUTERS/Gina Din Corporate Communications/Japheth Kagondu /Landov

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kale saxiixday Heshiis dhanka Isgaarsiinta ah waxaana uu ka dhacay Magaaladda Jabuuti ee xarunta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Heshiiskani ayaa waxaa uu la xiriiraa sidii loo balaarin lahaa ka faa’ideysiga internetka Viber-Obtiga,tababarada iyo horumarada labada wasaaradooda.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdi Canshuur Xasan ayaa sheegey in arrimahaasi ay ahmiyad weyn ugu fadhiyaan shacabka Somaaliyeed.

Halkaan hoose ka dhageyso wariye makaa’iil

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/08/WAR-MAKAAIIL-HESHIIS-BOOSTADA-17.08.2017-1.mp3
Previous Post

DhageysoL- Dood Ku Saabsan Ka Bixitaanka Rooboow Ee Al-Shabaab

Next Post

5 qof Argagixiso ah oo lagu toogtay Dalka Spain

Next Post
5 qof Argagixiso ah oo lagu toogtay Dalka Spain

5 qof Argagixiso ah oo lagu toogtay Dalka Spain

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In