Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo kormeeray ciidamo ku sugan deegaanka Bariire “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo kormeeray ciidamo ku sugan deegaanka Bariire “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka ayaa kormeeray ciidamo ku sugan deegaanka Bariire

Ujeedka socdaalka Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Axmed Jimcaale ee uu maanta ku tegay  deegaanka Bariire ee Gobalka Shabeelada Hoose ayaa isugu jirtey dhiirigelinta Ciidamada  iyo u kuurgelidda xaaladda ay ku sugan yihiin ciidamada Xoogga dalka ee  ku sugan deegankaas oo ay dhawaan kale wareegeen maleyshiyaadka Al-shabaab.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ay wahliyaan  Madaxda Hooganada Saadka  iyo Wardoonka ee  cidanka Xoogga Dalka waxa ayna howlo kormeer ah ay ku tageen xerooyinka cidmada Xoogga dalka ay ku leeyihiin degaanka Bariire ee Gobalka Shabeelaha Hoose, iygoo warbixinno ka dhageystay saraakiisha ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan deegankaas.

Abaanduulaha ciidanka Xoogga Dalka  Jeneraal Cabdullaahi Cali Canood oo malmahaan ku sugan deeganka Bariire ayaa taliyaha iyo wafdi la socday uga warbixiyay guud ahaan xaaladda deegaanka, isagoo xusay inay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Janeraal Maxamed Axmed Jimcaale Taliyaha Cidanka Xoogga Dalka  oo la hadlayay cutubyo ka tirsan ciidamada ayaa sheegay in Dowladda ay xoogga saari doonto xaquuqsiinta ciidamada iyo agoonta ay ka tageen, isagoo ku wareejiyay lacago dhiiri gelin ah oo loogu talagalay ciidamada.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheeg iney sii soco doonan howlgallada guud ahaan dalka looga ciribtirayo maleeshiyaadka Al-Shaabab, waxaana uu shacabka ka codsaday inay taageeraan ciidamada.

 

Previous Post

DHAGEYSO:- Khudbadii R/wasaare Kheyre uu ka jeediyay Munaasabadii looga hadlayey Taakuleynta Ciidanka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Uganda ugu hambalyeeyay 55 guuradii ka soo wareegtay xornimadooda

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay guddiga dib u eegista Dastuurka

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Uganda ugu hambalyeeyay 55 guuradii ka soo wareegtay xornimadooda

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒  𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

September 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In