Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Ethiopia uga mahad celisay kaalintii ay ka qaadatay gurmadka dadkii ku waxyeeloobay Xasuuqii KM5

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa   si gaar ah ugu mahad celisay dhaqaatiir leh takhasuusyada , qaliinka guud , qaliinka kilyaha iyo kaadi mariinka , qaliinka lafaha iyo jajabka iyo qaliimada la xiriira gubniinka iyo qurxinta (plastic surgery) ee Dowladda  Ethiopia ay usoo dirtay Magaaladda Muqdisho, si ay uga qeyb qaataan gurmadka dadkii Nabad diidka Kooxda Alshabaab ay ku xasuuqeen Isgooyska 14 ka Octoobar Ex Zoobe, dhaqaatiirtaas ayaana dalka  ka  fuliyay qaliimo iyo daawayn.

Wasaaradda Caafimaadka XFS, ayaa sheegtay in  xiriir Iskaashi oo Istaaraatiiji ah la bilaabeyso Wasaaradda caafimaadka Federaalka ee Dalka Ethiopia, waxayna uga mahad celinaysay  gurmadkii daawo  qalab , iyo dhaqaatiir oo ay la soo gareen walaalohooda ku wax yeeloobay Musiibada 14ka October 2017.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026

Sidoo kale Wasaaradda Caafimaadka, ayaa  u mahad celinaysay Safaaradda Ethiopia ee Soomaaliya sida wanaagsan oo ay isugu xirtay labada Wasaaradood iyo wadashaqaynta wanaagsaned muddada ay wadeen dhaqaatiirta Ethiopia howlaha gurmad iyo daaweyn  oo ay ka wadayn Muqdisho mudadii 10 ka cisho ee la soo dhaafay.

Dhaqaatiirta Ethiopia waxay fuliyeen qaliimo gaaraya 20 case,  waxayna daaweyn bilaash ah u sameyeen in ka badan 100 bukaan ah, waxay sidoo kale dalka Ethiopia u qaadi doonaan tiro bukaanno ah o aan Muqdisho waxba looga qaban karin sidaasi ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay soo saartay.

Previous Post

Shirka Baarlamaanka Carabta oo maanta ka furmay magaalada Khartum+Sawirro

Next Post

Amiirka Kuweyt oo aqbalay iscasilaada R/wasaarahiisa

Next Post
Amiirka Kuweyt oo aqbalay iscasilaada R/wasaarahiisa

Amiirka Kuweyt oo aqbalay iscasilaada R/wasaarahiisa

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In