Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS oo sheegtay in ay taageerayso Shirkahada gaarka ah

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS oo sheegtay in ay taageerayso Shirkahada gaarka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS Mudane Saalim Caliyow Ibrow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaaraddu gacan siinayso Shirkadaha gaarka ah iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku howlan Arimaha Korontoda iyo Biyaha Dalka isagoona kaga mahad celiyay Shaqada ay u haayaan Bulshada Soomaaliyeed iyo guuda ahaanba Dalka.

Mudane Saalim Caliyow Ibrow Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS ayaa tilmaamay in XFS ay ka go,an tahay Kor uqaadista iyo ka faa,idaysiga kheyraadka Dalka isagoona sheegay in XFS oo kaashanaysa Beesha Caalamka ay xoogga saarayso habka ugu wanaagsan kaasoo ku aadan isticmaalka khayraadka dabiiciga ah ee Dalka.

Related posts

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026

Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshayaal kor loogu qaadayo Adeegyada looga faa,idaynayo Bulshada Soomaaliyeed.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/11/WARAYSI-WASIIRKA-TAMARTA.mp3
Previous Post

Wasiir Eng. Yarisow oo hay’adaha QM ka codsaday inay xoojiyaan doorka dowladnimo ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Trump oo hanjabaad hor leh u diray Kuuriyadda Waqooyi

Next Post
Madaxweyne Trump oo hanjabaad hor leh u diray Kuuriyadda Waqooyi

Madaxweyne Trump oo hanjabaad hor leh u diray Kuuriyadda Waqooyi

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In