Saturday, June 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiinta Indonesia oo sheegay inay xoog uga saari doonaan dadka daggan goobtii volcanuhu ka qarxay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiinta Indonesia oo sheegay inay xoog uga saari doonaan dadka daggan goobtii volcanuhu ka qarxay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta Indonesia ayaa sheegay in ay si xoog ah uga soo daad gureynayaan dadka ka agdhaw Buurta Agung ee Jasiirada Bali, halkaasoo Volcano ay ka qarxday.

Tobanaan qof ayaa ilaa hadda ku sugan Agagaarka Buurta Volcanuhu ka qaraxday sida uu sheegayo Stobo Boro Nugroho oo u hadlayay hay’adda ka hortagga Masiibooyinka Dabiiciga ah,  isagoo intaas ku daray inay dad badan ka guureen goobta volcanuhu ka qarxey, inta ku hartayna ay si Xoog ah uga soo daad gurayn doonaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar kula kulmay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar kula kulmay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle

June 13, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah

June 13, 2026

Garoonkii diyaaradaha iyo wadooyinkii kale ee loo mari jirey Gobalkan Dalxiiska ku wanaagsan ayaa gabi ahaanba la joojiyey.

In ka badan 100-kun oo qof ayuu noloshoodii saameeyey, iyagoo ka barakacay goobta uu ka qarxey volcanuhu, Ilaa haddana dad lagu qiyaasey 40 kun oo qof ayaa ku sugan goobta kuwaas oo Maamulka gobolkaasi bilaabay siduu u daad gurayn lahaa.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa kor u qaadday Heerarka feejignaanta ee heerka 4 aad 6:00 subaxnimo Maalintii isniinta markaasoo laga cabsi qabay inay ka dhacdo xaallad bini aadannimo.

Previous Post

Wafdi ka socda Dowladda Qadar oo Muqdisho soo gaarey

Next Post

Dowladaha Soomaaliya oo Qadar oo heshiis ku kala saxiixday Muqdisho

Next Post
Dowladaha Soomaaliya oo Qadar oo heshiis ku kala saxiixday Muqdisho

Dowladaha Soomaaliya oo Qadar oo heshiis ku kala saxiixday Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar kula kulmay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar kula kulmay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kulamo muhiim ah...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi...

Taliyaha Taliska Tababarrada CXDS oo tababar dalka Rwanda ugu soo xiray Saraakiil Ciidan

Taliyaha Taliska Tababarrada CXDS oo tababar dalka Rwanda ugu soo xiray Saraakiil Ciidan

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Taliska Tababarrada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray...

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In