Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howgallo laga fuliyay deegaanno hoostaga Degmada Beladweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
-5 June 2016Ciidanka kumaandooska oo maleeshiyaad ku dilay deegaanka Beerxaani
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa AMISOM ayaa hawlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab ka wada deegaanno ka tirsan Gobalka Hiiran.

Howlgalka ayaa laga sameeyay deegaanno hoostaga degmada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kuwaasi oo la sheegay inay ku dhuumaaleysanayaan haraadiga maleeshiyada Al-Shabaab oo isaga soo cararay duqeymaha xagga cirka ah ee ku soocto.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Sargaal u hadlay Guutada tobnaad ee ciidanka Xoogga Dalka ayaa yiri  “Anagoo kaashaneyna ciidamada Walaalaha ah ee AMISOM, gaar ahaan kuwa Jabuuti waxaan howlgallo wada jir ah ka fulinay deegaannada kala ah Ceeyrow, Indhacaad, Afar-Irdood iyo kuwa kale oo dhamaan hoostaga Degmada Beladweyne, waxaana ka baarayney inay halkan fariisimo ku leeyihiin maleeshiyaadka Al-Shabaab balse ma jirin wax fariisin ah oo ay Shabaabku halkan ku leeyihiin”.

Calasow oo ka mid ah saraakiisha AMISOM ee Jabuuti ayaa sheegay in deegaannada qaar aysan ku sugneyn maleeshiyaadka Al-Shabaab balse mararka qaar ay si dhuumaleysi ah ku marayaan deegaannada qaar, kuwaasi oo inta ay socdaalka ku jiraan adeegsanaya warar been abuur ah oo ay bulshada ku cabsi gelinayaan.

 

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo daah furay mashruuc qaliin guud ah oo loogu adeegayo bulsho tabaaleysan “SAWIRRO”

Next Post

Warbixin: Faashilka Kooxda AL-Shabaab iyo Guushii Shacabkeena

Next Post
Banaan bax lagu dalbanayo maqaamka caasimadda oo ka socda Muqdisho

Warbixin: Faashilka Kooxda AL-Shabaab iyo Guushii Shacabkeena

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In