Wednesday, October 15, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirro” Madaxweyne Waare oo Casha sharaf u sameeyay Xulka kubbadda Cagta ee Hirshabeelle

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirro” Madaxweyne Waare oo Casha sharaf u sameeyay Xulka kubbadda Cagta ee Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan Casha sharaf iyo dhiirri gelin ah ayaa waxaa Xalay Magaaladan Muqdisho loogu sameeyay xulka kubadda cagta ee Hirshabeelle, kaasoo ay kasoo qayb galeen Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Hirshabelle  Mudane Maxamed Cabdi Waare, Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada iyo Cayaaraha Hirshabell Gudoomiyaha gobolka Shabeellada dhaxe  Gudoomiyah Arrimah Bulshada gobolka shabelah dhaxe iyo gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan.

Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Hirshabelle Cabdi qani jeenyo oo madasha ka hadlay ayaa ku Ammaanay Ciyaartooyda   Hirshabeelel dedaalka iyo diyaargaroowga dheer ee ay Sameeyeen, isagoo ka sheekeeyay taariikhdii ay Hirshabeelle ku lahayd Sportiga Dalka.

Related posts

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe

October 14, 2025
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ururka dhexdhexaadka Adduunka

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ururka dhexdhexaadka Adduunka

October 14, 2025

Gudoomiye Ku Xigeenka Barlamaanka Hirshabelle  Cabdi Xuseen Geedi  ayaa u rajeeyay dhalinyarada kubadda cagta hirshabelle  inay ku guuleestan koobkaasi, wuxuuna faray inay la yimmaaddaan dedaal iyo dhabar adayg ku aaddan hanashada Koobka Kubbadda Cagta ee Maamul Goboleedyada Dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Hirshabelle  Mudane Maxamed Cabdi Waare  ayaa ugu ku boorriyay Ciyaartooyda Hirshabelle in tartanka koobka  Dawlada gobleedyada iyo gobolka Banaadir ay guulo la taaban karo ka soo hooyaan, soona celiyaan kaalintii ay kaga jireen Sportiga Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho ee Casimadda Soomaaliya ayaa Marti galisay Sanadkii 2aad ee tartanka ciyaaraha Dawlad Goboleedyada Dalka, markaas oo ay koobka hanatay Ciyaartooydii ka socotay Puntland.

Previous Post

Maxaad ka taqaanaa Taariikhda fog ee magaalada Barakeysan ee Qudus?

Next Post

Boliiska Kenya oo toogtay Nin looga shakiyay argagixiso

Next Post
Boliiska Kenya oo toogtay Nin looga shakiyay argagixiso

Boliiska Kenya oo toogtay Nin looga shakiyay argagixiso

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe

October 14, 2025
0

14-ka Oktoobar,gaar ahaab 2017-kii waaa dhacdo aad u xanuun badan oo laheyd naxdin iyo amakaag,,kadib kolkii maalin qura ay dhibaatooyin...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ururka dhexdhexaadka Adduunka

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ururka dhexdhexaadka Adduunka

October 14, 2025
0

Shirka Heer Wasiir ee Ururka Dhexdhexaadka Adduunka (Non-Aligned Movement – NAM) ayaa ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda. ‎...

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

October 13, 2025
0

Iyadoo caalamku maanta u xusaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka, Soomaaliya waxay xusaysaa adkeysiga iyo geesinimada bulshada Soomaaliyeed...

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐌𝐅 𝐨𝐨 𝐒𝐨𝐨 𝐒𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚, 𝐊𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐊u𝐥𝐚𝐧 𝐚𝐲 𝐘𝐞𝐞𝐬𝐡𝐞𝐞𝐧 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐈𝐌𝐅

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐌𝐅 𝐨𝐨 𝐒𝐨𝐨 𝐒𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚, 𝐊𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐊u𝐥𝐚𝐧 𝐚𝐲 𝐘𝐞𝐞𝐬𝐡𝐞𝐞𝐧 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐈𝐌𝐅

October 13, 2025
0

Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah ee ay la leedahay Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In