Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Rag hubaysan oo Weerar ku qaaday xarunta Militariga ee Kabul

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Rag hubaysan oo Weerar ku qaaday xarunta Militariga ee Kabul
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iska horimaadkan ayaa u dhaxeeyay booliska iyo kuwa rag hubaysan, iska horimaadkan ayaa  socday mudo sacado ah  kuwaaso weeraray xarun tababar milatariga ee ku taal caasimadda Kabul ee dalka afganistaan.

Wasaarada arimaha gudaha ayaa xaqiijisay weerarkii Isniintii in lagu qaaday xarunta milatariga ee magaalada caasimadda ee Kabul .

Related posts

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026

Weeraryahannadu waxaa ay ku dhumaaleysanayeen dhismaha xarunta oo ay ku bartilmaameedsanayaan askarta  halkaasi  tabaabarku uga socday.

Hay’adda Qaranka ee Amniga Dalka Afganistaan ​​ayaa uu sheegay  wargeyska TOLO news in waraarkan uu yahay mid logu talaa galay in lagu waxyeeleyo  xarunta milatariga ee Kabul .

Wararka ayaa sheegay in ugu yaraan shan qof ay weerar ku qaadeen xaruntasilama ogaa ilaa hada khasaaraha dhimaasho ama dhawaac ee ka soo garay ciidaamadi ku sugnaa xeraadaweeraarka lagu qaaday .

Weerarkan ayaa qayb ka aah weeraarada intaa badan ka dhacaa Dalka Afganistaan

Previous Post

“Ra’iisal Wasaaraha Xasan Cali Khayre oo Sheegay in ay Dhalinyaradu tahay laf dhabarta Dalka:

Next Post

Wasiirka Beeraha DFS oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo sharciga Beeraha

Next Post
Wasiirka Beeraha DFS oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo sharciga Beeraha

Wasiirka Beeraha DFS oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo sharciga Beeraha

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

March 5, 2026
0

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In