Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xisbiga ANC ee K/Afrika oo Doortay Hogaamiye Cusub

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xisbiga ANC ee K/Afrika oo Doortay Hogaamiye Cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cyril Ramaphosa ayaa loo doortay hogaamiyaha cusub ee xisbiga ANC waxaana uu ergada ANC ee taageersana ka helay codad gaaraya 2440 Cod halka Nkosasana Dlamini- Zuma  oo la tartameeysay ay heshay 2261 cod

Ramaphosa oo haatan da,diisu tahay 65 jir ayaa hadda waxa uu yahay Madaxweyne kuxigeenka koonfur afrika waxaana la sadaalinayaa in uu madaxweyne ka noqon doono koonfur afrika doorashada soo socoto ee dhaceeyss sanadka 2019 isagoo xilka kala wareegi doona madaxweynaha waqtigiisu sii dhamanaya ee Jacob zuma Inkasto doorasho guud ay dhaceeyso xiligaas 2019 ayaa hadane xisbiga ANC waxa uu yahay midka ugu awooda badan koonfur afrika waana mida loogu sadaalinayo in hogaamiyahan cusub ee ANC Ramaphosa uu noqdo madaxweynaha mustaqbalka dhow ee koonfur afrika

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026

Cyril Ramaphosa oo ah nin ganacsade ah dhaqaalahane bartay ayaa ku haminaya in uu wax weyn ka qabto musuqmaasuqa la degay dowladda haatan jirta ee uu xubinta ka yahay iyo dhaqaalaha hoos usii dhacaya waxaana taageera xoogan uu ka haysta ganacsatada wa weeyn ee koonfur afrika gaar ahaan Cadaanka

Dhinaca kale Dlamini-Zuma oo u tartameeysay jagada hogaamiyaha xisbiga ANC ee looga adkaaday ayaa gudiga tirinta codadka ka dalbatay in mar kale in codadka la tiriyo si ay u qanacdo waxaana taasi ay keentay in saacada kooban ku dhawaaqista qofka guleeystay dib loo dhigo

Kadib guusha uu gaaray hogaamiyaha cusub ee ANC Ramaphosa ayaa Guud ahaan magaloyinka waa weeyn ee koonfur afrika waxaa ka dhacay dabaaldagay waa weeyn gaar ahaan magalooyinka johannesburg,pretoria PE iyo PolokuwNi.

SONNA

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda oo gaaray magaalada Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan kala la wareegay Nabad diidka Al shabaab

Next Post
Ciidamada Xoogga Dalka oo  Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan kala la wareegay Nabad diidka Al shabaab

Ciidamada Xoogga Dalka oo Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan kala la wareegay Nabad diidka Al shabaab

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026
0

Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika sidoo kalena ah Safiirka Dalalka Southern Afrika Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In