Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akhriso: Qaab dhismeedka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada” Xuska sanad guuradii 74-aad ee as’aaska Ciidanka Booliska oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Booliiska soomaaliyeed waa Β ciidanka ugu faca weyn ciidamad qalabka ama sida kale haddaan u dhigno Waxaa lagu tilmaami karaa inuu yahay Curadka Ciidamada Qalabka sida, howshiisana ay har iyo habeen socoto oo aan nasasho lahayn, mar haddii loo igmaday nabadda dalka iyo dadka, waxayna u heellan yihiin ilaalinta sharciga dalka.

Waxaa la aasaasay 20,ka Desember 1943dii maantana waa sanad Guuradiisii 74aad, Sidaas awgeed waxaan Akhristeyaasheenna u soo bandhigeynaa Qaabdhismeedka Ciidaka Booliska Soomaaliyeed .

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026

Β Qaab dhismeedka ciidankaΒ Booliiska Soomaaliyeed

Ciidanka Booliiska soomaaliyeed, wuxu leeyahay qaab dhismeed guud oo kala ah.

– Taliyaha – Taliye ku xigeenno – Hoggaano – QeyboΒ  – Saldhigyo- Laamo

Hoggaanada Ciidanka Booliiska:-

1- Hoggaanka Ciidanka,Β  2- Hoggaanka Maalyadda, 3- Hoggaanka Saadka

4- Hoggaanka Nabadgelyada waddooyinka, 5- Hoggaanka Tababarrada,

6- Hoggaanka Caafimaadka, 7- Hoggaanka Gaadiidka, 8- Hoggaanka ilaalintaΒ  Canshuuraha, 9- Hoggaanka Isgaarsiinta,Β  10- Hoggaanka Dhismaha.

11- Hoggaanka Baarista Dembiyada ,Β  12- Hoggaanka Howlgelinta.

13- Hoggaanka siyaasadda,

Laamaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

1- Laanta Baarista Dembiyad 2- Laanta Canshuuraha,Β Β  3- Laanta Socotada.

4- Laanta Birmadka Booliiska.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, wuxuu Β lahaa dugsiyo tababar iyo xarumo caafimaad waxaana ka mid ahaa:

Akadeemiyada Tababarka Booliska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho, waxaana hoos imaanayay Dugsiga Tababarka Booliiska ee Beledweyne iyo Dugsiga Tababarka Gaadiidka ee Baydhabo.

Isbitaalka Madiina ee Booliiska Soomaaliyeed iyo Xarunta Agoonta Booliiska.

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, wuxuu kaloo saldhigyo booliis ku lahaa degmo kasta oo ka mid ah Degmooyinka dalka JamhuuriyaddaΒ  Soomaaliya iyadoo TuulooyinkanaΒ  ay ku lahaayeen Rugo Booliis, gaar ahaan kuwa ku yaalla Xudduudaha aan la wadaagno Dalalka Deriska ah.

Ciidanka Booliska soomaaliyeed, wuxuu ka soo qeyb qaatay dagaalladii dalka lagu difaacayay , waxaana u dheer Β gudashada wajibaadka sugidda ammniga gudaha iyo u adeegidda bulshada taasina waa midda ka dhigtay Booliiska in loogu yeero saaxiibka bulshada.

Sanadguuradaan 74aad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxay ku soo beegantayΒ  Xilli ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ay ka muuqato tayo sare oo dhan walba ah iyo in Ciidanku uu aad u xoojiyay xiriirkii Saaxiibnimo ee uu lahaa shacbiga Soomaaliyeed.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

R/wasaare Khayrre ”Waxaan xoogga saareynaa dib u dhiska iyo tayeynta ciidanka”

Next Post
R/wasaare Khayrre ”Waxaan xoogga saareynaa dib u dhiska iyo tayeynta ciidanka”

R/wasaare Khayrre ”Waxaan xoogga saareynaa dib u dhiska iyo tayeynta ciidanka"

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In