Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Galmudug oo sheegtay in ay qaadayaan Dagaal ka dhan ah Nabad diidka Al shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Galmudug oo sheegtay in ay  qaadayaan Dagaal ka dhan ah Nabad diidka Al shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukumadda Galmudug oo Warbaahinta Qaranka kula hadlay Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen Dagaal ka dhan ah Maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka ah ee Al shabaab iyo soo dhaweynta Madax heer Caalami ah oo ku wajahaan Caasimadda Maamulka Galmudug ee dhuusamareeb.

Shiikh Maxamed Shaakir ayaa shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug Gobolada dhexe iyadoona halkaasi ay kusoo dhaweeyeen Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaaladaasi.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Magaalooyinka Gureceel iyo Dhuusamareeb ayaa laga dareemayaa qaban qaabada Marti galinta Madax kala duwan oo dhawaan lagu wado in ay gaaraan Magaalooyinkaasi.

wixii ka dambeeyay Heshiiskii Dalka Jabuuti ay ku gaareen Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna waljameeca kaasoo ku aadanaa midaynta Awooda Maamul ee Gobolada dhexe ayaa Gobolka Galguduud laga bilaabay guluf dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka ah ee Al shabaab.

Halkaan hoose ka dhageyso Shiikh Shaakir:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/SH-SHAAKIR.mp3
Previous Post

Xafiiska xeer ilaalinta oo racfaan ka qaatay go’aanka Maxkamada Gobolka Banaadir.

Next Post

Dhageyso: Maamulka Gobolka Hiiraan oo baaq u diray Maamulka Hirshabeele iyo Ganacsatada

Next Post
Dhageyso: Maamulka Gobolka Hiiraan oo baaq u diray Maamulka Hirshabeele iyo Ganacsatada

Dhageyso: Maamulka Gobolka Hiiraan oo baaq u diray Maamulka Hirshabeele iyo Ganacsatada

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In