Thursday, April 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Taabit oo ku guuleystay in caafimaad dibadda ah uu u diro Faai’so oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhaawac uu soo gaaray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Taabit oo ku guuleystay in caafimaad dibadda ah uu u diro Faai’so oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhaawac uu soo gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa mar kale ku guuleystay inuu Caafimaad dibadda ah u diro Faa’iso Maxamed Cabdi oo ah gabadhii uu dhibaatada u geystay askarigii ka tirsanaa Ciidamada  Puntland.

Guddoomiye Thaabit ayaa bixiyay dhammaan lacagta caafimaadka, dalka ku galka (Visa) iyo Ticket-ka dalka Turkiga Faaiso loogu qaaday, waxaana uu dammaanad qaaday in uu bixinayo sidoo kale dhammaan qarashaadka ku baxaya inta Turkiga ay joogto Faai’so Maxamed Cabdi oo qabta dhaawac uu soo gaarsiiyey Askari ka tirsan Ciidanka Puntland.

Related posts

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026

Aabe Maxamed Cabdi ayaa si qanacsanaan ka muuqato ugu mahad celiyay Guddoomiye Thabit Cabdi Maxamed.

Sidoo kale Guddoomiyaha Degmada Kaxda Mudane Maxamed Ismaaciil oo gacan ka geystay taageerada Faa’iso loo sameeyay ayaa Guddoomiye Thaabit u mahadceliyay.

SONNA

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir Guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogtada GSH iyo Golaha Wakiilada Puntland

Next Post

Taliska CXD oo magacaabay Taliyaha qeybta 27aad ciidanka

Next Post
Taliska CXD oo magacaabay Taliyaha qeybta 27aad ciidanka

Taliska CXD oo magacaabay Taliyaha qeybta 27aad ciidanka

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
0

Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In