Sunday, April 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Dhibane Farxaan Duraan C/laahi Nuur oo dalbanaya in la Caawiyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Dhibane Farxaan Duraan C/laahi Nuur oo dalbanaya in la Caawiyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Farxaan Duraan C/laahi Nuur oo ku Xanuusanaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafada Shiirkole ee Gobolka Banaadir oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ka dalbaday Muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay Caawiyaan lana qeybsadaan Dhibaatada uu qabo Iminka.

Dhibane Farxaan Duraan C/laahi Nuur ayaa sheegay in uu Naafo ka yahay gabi ahaanba Lixda lixaad Ama xilxaadka oo dhan ayaa sheegay inuu ku nolaan jiray Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari ahna Rugta Ganacsi ee Maamulka Puntland.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhaba

April 26, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

April 26, 2026

Dhibane Farxaan ayaa tilmaamay in ay Taqaatiirtu ku war galiyeen in marka laga soo tago lixaadka kale Indhaha wax laga qaban karo hasayeeshee uusan Awoodin in uu iska bixiyo Kharashaadka loogu fiiqi lahaa isagoona ka dalbaday Qof kasta oo Soomaaliyeed dal iyo bidadba in loo gurmado.

Inta Badan Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho iyo Gobollada Dalka ayaa waxaa ku jira dan yar ah hada Xanuusanaya qabana Cuduro kala duwan kuwaa soo u baahan Caawimaad Bini aadinimo waana muhiim in ay Iscaawiyaan Bulshada Soomaaliyeed.

hadaba Muwaadin kasta oo Caawinaaya Dhibane Farxaan Duraan C/laahi Nuur waxaay kala Xariiri kartaa Telefoonka ah (0612566671) ama Warbaahinta Qaranka

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Dhibane Farxaan Duraan:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/COD-FARXAAN-DURAAN-CABDULAAHI-NUUR.mp3

Previous Post

Madaxweyne Waare oo Golihiisa Wasiirada maanta horgeynaya baarlamanka HIrshabeele

Next Post

Guddoomiyaha golaha shacabka oo Baydhabo ka furay Shirka wada tashiga Baarlamaanka dhexe iyo dowlad goboleedyada.{SAWIRRO}

Next Post
Guddoomiyaha golaha shacabka oo Baydhabo ka furay Shirka wada tashiga Baarlamaanka dhexe iyo dowlad goboleedyada.{SAWIRRO}

Guddoomiyaha golaha shacabka oo Baydhabo ka furay Shirka wada tashiga Baarlamaanka dhexe iyo dowlad goboleedyada.{SAWIRRO}

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhaba

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin...

Wasaaradda Hawlaha Guud oo wadda dadaallo guriyayn loogu samaynayo dadka danyarta ah iyo barakacayaasha

Wasaaradda Hawlaha Guud oo wadda dadaallo guriyayn loogu samaynayo dadka danyarta ah iyo barakacayaasha

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...

Ehelada dhalinyaro ku geeriyooday badda u dhexaysa Algeria iyo Spain oo la baadi-goobayo

Ehelada dhalinyaro ku geeriyooday badda u dhexaysa Algeria iyo Spain oo la baadi-goobayo

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In