Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad soo Dhaweyn ah oo Madaxtooyadda Koofur Galbeed loogu qabtay Golayaasha xeer dejinta ee Dowladda Dhexe iyo Dowladda Goboleedyadda.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Xaflad soo Dhaweyn ah oo Madaxtooyadda Koofur Galbeed loogu qabtay Golayaasha xeer dejinta ee Dowladda Dhexe iyo Dowladda Goboleedyadda.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad soo dhoweyn ah oo xalay xarunta Madaxtooyada KMG ah Dowlad Goboleedka koonfur galbeed ee Magaaladda Baydhabo loogu qabtay Xubnaha Golayaasha xeer dejinta ee dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada ee uu shirka uga socdo Magaaladda Baydhabo,waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha golaha shacabka Ee JFS ,kusimaha madaxweynaha KGS iyo dhamaan xubnaha Gudoomiyaaasha golayaasha xeer dejinta ee Dowlad Goboleedyada.

Fanaaniinta kooxaha fanka ee Baydhabo oo ay ka mid yihiin Arlaadi iyo walaalaha Koonfur galbeed ayaan xaflada kusoo bandhigay Suugaan isugu jirto guubaabin iyo amaan ,waxaana maamulka Degmaxa Baydhabo iyo Ururka haweenka ee Degmada ay wafdigan kusoo dhoweeyeen Magaaladda Baydhabo.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Gudoomiyaasha Golayaasha xeer dejinta ee dowlad goboleedyada oo xaflada ka hadlay ayaa u mahad celiyay shacabka iyo Dowlad goboleedka koonfur galbeed sida wanaagsan oo ay usoo dhoweeyeeen iyo marti gelinta shirka.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dhankiisa u mahad celiyay shacabka reer koonfur galbeed iyo maamulkooda,wuxuuna Gudoomiyaha uu ku dheeraaday muhiimada ay leedahay in umad walba dhaqankeeda ilaalsato.

Dhinaca kale Gudoomiyaha golaha Shacabka ee JFS ayaa u hambalyeeyay Xildhibaanada golaha Shacabka ee JFS oo ay ku beegan bishan December ku beegantahay waqtigii lagu aaminay xilka ay umada u hayaan ,isasoo sidoo kale u hambalyeeyay dowlad goboleedka koonfur galbeed.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa sharaf weyn ah in aan dib u hanannay maamulka iyo maareynta hawadeenna.”

Next Post

Duqeyn lagu Fashiliyay Gaari Qaraxyo Sida Oo Ku Soo Wajahnaa Muqdisho

Next Post
Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee AMISOM oo xalay duqeeyay saldhig ay kooxda UGUS ku lahayd deegaanka Labaatan jiroow

Duqeyn lagu Fashiliyay Gaari Qaraxyo Sida Oo Ku Soo Wajahnaa Muqdisho

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In