Thursday, April 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqalka sare oo dood ka yeeshey habraaca xeerka Miisaaniyadda Dowladda ee 2018+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Aqalka sare oo dood ka yeeshey habraaca xeerka Miisaaniyadda Dowladda ee 2018+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ซ-๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ–-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š.

April 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

April 15, 2026

ย Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kalfadhigii labaad kullankiisii 22-aad ee Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kaasi oo looga hadlay labo qodob oo kala ahaa Miisaaniyadda Dowladda ee 2018,taas oo ay soo meel mariyeen xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Weerarkii lagu qaaday Guriga Senater Cabdi Cawaale Qeybdiid.

Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa Mudanayaasha siiyey Warbixin ku saabsan Miisaaniyadda Dowladda, waxaana uu sheegay in Madaxweynaha FJS Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo uu kala hadlay arrintan.

โ€œWaxaan la-kulmay Madaxweyne Farmaajo waxaana uu iga codsaday in uu Miisaniyadda Saxiiixo,marka waxaan idiin soo gudbinayaa Codsiga Madaxweynaha, Dalku waxaa uu u baahan yahay in uu Miisaaniyad helo waxaana hadleynaa Danta guud ee Dalka mana jirto Miisaaniyad aan hada ka hadleynoโ€.

Intaas kadib waxaa Mudanayaasha Aqalka Sare Cod gacan taag ah u qaadeen in uu Madaxweynaha Dowlada uu Saxiixo Miisaaniyada waxaana ogolaatay 26, waxaa ka aamusay 3 wax diidayna majiraan.

Dhanka kale waxaa uu ka dooday Goluhu Weerarkii lagu qaaday Gurig Senatar Cabdi Xasan Cawaale.

โ€œWaxaan soo marnay iyada oo ragga Ciidanka Madaxda u ah Gacmahooda ku wataan Madaxkamada wixii ay rabaa ay sameeyaan arrin fuulxun runtii waxaana soo jeedinayaa in wax muuqda Dowladdu ka qabato, waxan rabnaa in loo yeero Wasiirka Amniga si-wax looga weydiiyo arrimaha dalka ka dhacayaโ€ Senatar Yuusuf Geele Ugaas.

Waxaan canbaareeyna arrinta dhacday runtii fal xun ayaa dhacay taas kadib waa in lahelaa dhibaatada meesha ay katimid waxaan soo marnay dhibaato badan waa in aan dib u laabanโ€ Senater Saciido Xasan Cismaan.

Waxaa larabaa in leyska horkeeno Dadka iyo Dowlada taasna waxaa loo bahan yahay in laga fekero Ciidanka Gurig weeraraynm waxay ka amar qaataan Saraakiil waa in kuwaas lasoo xiro, waxaan kaloo Codsanaa in lasoo magacaabo Taliyaha Nabad Sugidaโ€. Senater Faadumo Xasan Aadan.

Waxaan Codsanaa in loo yeero dhamaan Masuuliyiinta Amaanka si-arrintan wax looga qabtoโ€ Senater Iftin Xasan Iimaan.

โ€œWaxaa dhacay arrin fuul xun oo laga xishoodo Amaanka Gobolka Banaadir waa in lagu wareeyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir maxaa yeelay asiga ayaan toos ula xisaabtameynaaโ€ Senater Jawaahir Axmed Cilmi.

Previous Post

Hooyo Nasro oo Madaxda Qaranka iyo Bulshada ka codsatay in la caawiyo wiilkeeda oo aan lahayn meel uu ka saxaroodo {SAWIRRO}

Next Post

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo maanta ka hadlay Weerarkii Hoyga Senator C/Qeybdiid iyo darbiga Kenya dhiseyso+Sawirro

Next Post

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo maanta ka hadlay Weerarkii Hoyga Senator C/Qeybdiid iyo darbiga Kenya dhiseyso+Sawirro

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ซ-๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ–-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š.

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ซ-๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ–-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š.

April 15, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii ๐Ÿ๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

April 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Ciidanka Qalabka Sida oo howlgal qorsheysan ku dilay ku dhawaad 60 ka tirsan Khawaarijta

April 15, 2026
0

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardo oo ka tirsan gobolka Hiiraan, Ugunji...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

April 15, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In