Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka oo ku ammaanay Wasaaradda Maaliyadda joogtaynta mushaharaadka shaqaalaha.

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka oo ku ammaanay Wasaaradda Maaliyadda joogtaynta mushaharaadka shaqaalaha.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane Xasan Abshir Maxamed Guddoomiyaha Guddiga SHaqaalah Rayidka Soomaaliyeed oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku so bandhigaysay waxqabadkeeda ayaa ka hadlay sida ay shaqaalaha Rayidka ay u heleen xuquuqdooda iyo kaalinta Wasaaradda Maaliyadda.

Wuxuu ku ammaanay Wasaaradda Maalliyadda Dowladda Soomaaliya sida ay u joogtaysay bixinta mushaharadka Shaqaalaha Dowladda mudadii sanadka ahayd,isagoo ugu hambalyeeyey guulaha maamulka maaliyadeed oo ay gaartay Wasaaradda.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Luanda uga qeybgalay Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Luanda uga qeybgalay Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Midowga Afrika

August 30, 2026
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOS

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOS

August 30, 2026

“Hambalyo iyo bagaadin ayaan u dirayaa Wasaaradda Maalliyadda Mushaarka shaqaalaha waa la bixiyay waana arrin amaan mudan,shaqaalaha walwalkii ay ka qabeen mushaar la’aanta wey ka baxeen. shaqaalaha waxaa lagarabaa oo waajib ku ah adeeegga shacabka ay u hayaan in si dhab ah ay u qabtaan,musuqana waxaa qeyb ka ah in adiga oo lacag qaadanaya aadan shaqeyn oo aadan soo xaadirin, Hay’adaha Dowladda waxaan ka codsanayaa in shaqlaalaha la howlgaliyo si ay shaqadooda si fiican ugu gutaan”, Ayuu yiri Xasan Abshirow .

Shaqaalaha waxaan ka shaqeyneynaa in aqoontooda kor aan u qaadno waan bilownay. Xukuumadda Soomaaliya waxaan laga rabaa in barnaamijo shaqo abaaur ah loo sameeyo dadka dhalinyarada ah taasi waxay keeneysaa in Aminiga ay qeyb weyn ka qaadato waxaa kaloo ay u noqoneysaa shaqo abuur.

Guddoomiyaha guddiga SHaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed Xasan Abshir Maxamed Xasan Abshirow ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii shaqalaha ay u heli lahaayeen tababaro ku filan si sare loogu qaado aqoontooda iyo xirfadooda,si adeeg tayo leh ay ugu qabtaan bulshada Soomaalyeed.

Previous Post

Kalfadhigii 2-aad ee Golaha Aqalka Sare oo Maanta soo xirmay+Sawirro

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya oo ka wada hadlay Xoojinta iskaashiga labada Baarlamaan

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya oo ka wada hadlay Xoojinta iskaashiga labada Baarlamaan

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Luanda uga qeybgalay Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Luanda uga qeybgalay Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Midowga Afrika

August 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola kaga qaybgalaya Kalfadhiga...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOS

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOS

August 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Omar Afrah ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐰𝐢𝐭𝐳𝐞𝐫𝐥𝐚𝐧𝐝

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐰𝐢𝐭𝐳𝐞𝐫𝐥𝐚𝐧𝐝

August 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wafdi ka socday...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

August 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In