Wednesday, July 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maamulka Degmada Buulo barde oo sheegay in ay diyaariyeen Qorshayaal Maleeshiyada Al shabaab looga saarayo Deegaanada hoos yimaada

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Maamulka Degmada Buulo barde oo sheegay in ay diyaariyeen Qorshayaal Maleeshiyada Al shabaab looga saarayo Deegaanada hoos yimaada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Buulo barde ee Gobolka Hiiraan Cabdi Daahir karaare oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay Sanadkaan diyaariyeen Qorshayaal Maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka ah ee Al shabaab ee ku harsan tuulooyinka hoos yimaada Degmadaasi.

Cabdi Daahir Karaare Guddoomiyaha Degmada Buulo barde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay iminka wanaagsan tahay Xaaladda Amni ee Degmada ayna ka howlgalaan Ciidamo Booliis ah oo loogu talo galay Sugitaanka Amniga Degmada.

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka qeybgalay Madasha 10-aad ee Guddiyada Doorashooyinka Afrika

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka qeybgalay Madasha 10-aad ee Guddiyada Doorashooyinka Afrika

July 8, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka IOM ee Soomaaliya

July 8, 2026

Degmada Buulo barde ee Gobolka Hiiraan ayaa ka mid ahyd deegaanadii Maleeshiyaadka Naf la caarigaa ee Al shabaab ku dhibaatayn jireen Shacabka Soomaaliyeed hase yeeshee Ciisamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kala wareegeen waxaana Hada dib usoo laabtay Goobihii Bulshada loogu qaban jiray adeegyada Aas asiga ah.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka G/ karaare:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/GudBula-BardeCraxman-karare41-2018.mp3
Previous Post

Mareykanka oo jaray kaalmadii uu siin jirey Pakistaan

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka qeybgalay Madasha 10-aad ee Guddiyada Doorashooyinka Afrika

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka qeybgalay Madasha 10-aad ee Guddiyada Doorashooyinka Afrika

July 8, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa magaalada Sharma El-Sheikh ee Jamhuuriyadda Carabta ee...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka IOM ee Soomaaliya

July 8, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay...

Wasiirka Teknoolojiyadda XFS oo shir caalami ah uga qeybgalay magaalada Geneva

Wasiirka Teknoolojiyadda XFS oo shir caalami ah uga qeybgalay magaalada Geneva

July 8, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee XFS Maxamed Aadan Macalin ayaa ka qayb galay Shirka Wadahadalka Caalamiga...

Dardargelinta hirgelinta adeegyada dhijitaalka ah ee  Wasaaradda Cadaaladda oo laga hadlay

Dardargelinta hirgelinta adeegyada dhijitaalka ah ee Wasaaradda Cadaaladda oo laga hadlay

July 8, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Faysal Aadan Xasan ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In