Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo jaray kaalmadii uu siin jirey Pakistaan

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo  jaray kaalmadii uu siin jirey Pakistaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukuumadda Washington ayaa markale ku celisay in dalka Pakistaan laga jarayo dhammaan kaalmada dhaqaale ee dhanka ammaanka ee uu dalkaasi siinjiray Mareykanka,kadib markii lagu eedeeyey Pakistaan in ay wax ka qabato falalka argagixisada la xiriira.

War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay xayiraaddaasi sii jiri doonto ilaa iyo inta xukuumadda Islamabad ay tallaabo ka qaadeyso kooxaha Haqqani iyo Taalibaanka Afqaanistaan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Dowladda Mareykanka oo durba bilowday xayiraadda dhaqaalahaasi,waxaana haatan la hakiyay kaalmo milatari oo uu Pakistan siin lahaa oo ka badan 255 milyan oo doolar.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Shalay oo khamiis ahayd waxa ay dalka Pakistan ku dartay liis waddamo khaas ah oo ay eegeyso, kuwaasi oo ay ku eedeysay in ay si xun ugu xad-gudbayaan xorriyaddaqowlka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Kal hore Pakisttan ku eedeeyay in ay khiyaaneyso dalkiisa ilsa markaana ay ka qaadaneyso balaayiin doolar oo kaalma ah,iyadoo Pakistaana ay arrintaasi beenisay.

Mowqifka Mareykanka uu ka qaatay Pakistan ayaa waxaa aad u soo dhaweeyay waddamada India iyo Afqaanistaan, balse Shiinaha oo tobanaan bilyan oo doolar ku maalgashanaya dalkaasi Pakistan ayaa ku gacan seyray,qorshahaasi.

Afhaeenad u hadashey waaxda arrimaha dibadda ee dowladda ย Mareykanka oo goโ€™aankaasi shaacisay ayaa sheegtay in dowladda Mareykanka ay tixgelisay dhibaatada ay geysanayaan kooxda Taalibaanka Afqaanistaan iyo shabakadda Haqqaani, kuwaasi oo ay sheegtay in ay xasillooni darro ka abuurayaan gobolka isla markaana ay bartilmaameedsanayaan ciidamada Mareykanka.

Waxaa Kooxdan ay xiriir ย dhow la leedahay ย kooxda Taalibaan oo halis weyn ku ah dowladda Afqaanistaan isla markaana dhowr jeer ku hanjabtay in ay xasillooni darro ka abuuri doonto Pakistan.

Pakistan ayaa ciidamada caalamiga ah u ogolaatay in ay sahayda u soo marto dhulkeeda xilligii dagaalkii Afqaanistaan waxaana reer galbeedka ay ka caawisay la dagaalanka kooxaha sida Al-Qaacidda balse hadda waxaa lagu eedeeyaa in kooxahaasi gabbaad siineyso.

Hadii Dowladda Mareykanka ay goโ€™aankaasi qaadato ayaa waxaa meesha ka baxaya xiriirkii ka dhexeyay wadamada Pakistaan iyo Mareykanka oo in muddo ah soo ahaa xulifo soo jireen ah.

Previous Post

Soomaalida ku nool Itoobiya oo ka cabanaya weerarda ay ku hayaan Oromada oo sii kordhaya

Next Post

Dhageyso: Maamulka Degmada Buulo barde oo sheegay in ay diyaariyeen Qorshayaal Maleeshiyada Al shabaab looga saarayo Deegaanada hoos yimaada

Next Post
Dhageyso: Maamulka Degmada Buulo barde oo sheegay in ay diyaariyeen Qorshayaal Maleeshiyada Al shabaab looga saarayo Deegaanada hoos yimaada

Dhageyso: Maamulka Degmada Buulo barde oo sheegay in ay diyaariyeen Qorshayaal Maleeshiyada Al shabaab looga saarayo Deegaanada hoos yimaada

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In