Sunday, August 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Benadir oo kulan soo dhaweeyn ah u sameeyay fanaaniin Qaran

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Benadir oo kulan soo dhaweeyn ah u sameeyay fanaaniin Qaran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa kulan soo dhoweyn ah u sameeyey Fannaanadda Faaduma Cali Nakruuma, iyoo munaasabaddaasi ay ka qeyb-galeen Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya.

Musaabadda soo dhaweynta ah oo lagu qabtay Aqalka dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa lagu soo dhaweynayay Fanaaniinta kala ah Faadumo Jaamac Cali Nakruuma, Hibo Maxamed-Guddoon Hibo Nuura iyo Luul Xasan Cali Luula oo ahayd gabartii ugu horeysay ee ka soo shaqeysa Radio Muqdisho.

Related posts

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socota

August 9, 2026
Guddoomiye Muungaab oo xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska

Guddoomiye Muungaab oo xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska

August 9, 2026

Ka qeyb galayaasha munaasabadda ayaa talaabo dhiiri gelin ah ku tilmaamay in la soo dhaweeyo Fanaaniinta Qaranka ee door ku lahaa horumarka caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Faadumo Jaamac Cali Nakruuma iyo Hibo Nuura ayaa madasha ka qaaday suugaan ka hadlaysa Wadaniyadda iyo Nabadgelyada, iyagoo si wada jir ah uga mahadceliyay casuumadda uu u fidiyay.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in aan la xaqiri karin doorka ay haweenku ku leeyihiin horumarka dalka, isagoo xusay in haweenku ay yihiin lafdhabarka bulshada, uuna dhiiri gelinayo Soomaalida dalka dib ugu soo laabeysa ee jecel inay ka qeyb qaataan horumarinta dalkooda.

Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inay farxad u tahay ka qeyb galka xafladda.

Previous Post

Ciidamada oo gacanta ku dhigay rag looga shakiyay inay ku lug lahaayeen qaraxii Buulo-burte

Next Post

Xildhibaanno kulamo la qaatay maamulka iyo Golaha Wakiilada ee Degmada Xudur

Next Post
Tababbar loo furey ergada soo xuleysa golaha deegaanka Xudur

Xildhibaanno kulamo la qaatay maamulka iyo Golaha Wakiilada ee Degmada Xudur

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socota

August 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Muungaab oo xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska

Guddoomiye Muungaab oo xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska

August 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

August 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka...

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Qaxootiga

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Qaxootiga

August 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed, Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Jeremy Konyndyk, Madaxweynaha Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In