Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka  Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Afgooye oo xilka la wareegay

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasaabda xil wareejinta ayaa waxaa ku sugnaa  Gudoomiye ku xigeenada maaliyadda, arimaha bulshada ee gobolka shabellaha hoose gudoomiye ku xigeenka siyaasadda Shabellaha hose ahna ku simaha  Gudoomiyah Gobolka odayasha dhaqanka iyo mamulka degmada

gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Afgooye  Maxmaed Nuur Gaabow ee Maanta xilksa la waregay aya tilmaamay in uu la imaandoono waxqabad muuqda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabellah Hose Cabdiftaax Cabdulle Yuusuf  ayaa tilmaamy in  Maamulka Gobolka uu la xisaabtami doono Masuliyinta Degmoyinka loona baahanyhay in laga dheeraado Musuq maasuqa iyo wax is daba marin.

Gudoomiye ku xigeenka Siyaasada Gobolka Shabellaha Hoose ahna ku simaha Gudoomiyaha Gobolka  Xasan Abuukar Jimcaale  ayaa Bulshada Afgooye ka codsaday in ay la shaqeyan Maamulka

Masuuliyiinta Gobolka Shabellaha Hoose Saraakisha Ciidanka iyo Maamulka Degmada ayaa wadajir u booqday Saldhiga Booliska Degmada Afgoye uu dayactir ku samenayo Maamulka Gobolka Shabellaha hoose  iyo dhismaha wada 5km ah oo isku xirta Carbiska iyo Afgooye

Previous Post

Madaxweynaha soomaaliya oo maanta dhagax dhigey dib u dhiska Iskuulkii Xaawo Taako“SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo deeq Lacageed Gaarsiiyay Caruur isugu jirta Agoon iyo danyar “SAWIRRO_VIDEO”

Next Post
Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo deeq Lacageed Gaarsiiyay Caruur isugu jirta Agoon iyo danyar “SAWIRRO_VIDEO”

Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo deeq Lacageed Gaarsiiyay Caruur isugu jirta Agoon iyo danyar "SAWIRRO_VIDEO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In