Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo maanta ku wajahan Magaalada Qardho

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo maanta ku wajahan Magaalada Qardho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hugaaminaayo ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan Magaalada Qardho oo Magac ahaan ka tirsan Gobolka Bari.

Magaalada Qardho  ayaa saaka waxaa ka soconayaqaban qaabada soo dahweynta Wafdiga heer qaran oo maanta gaaraya magaaladaasi iyadoo Maamulka iyo qeybaha kala duwan ee buldhadu ay wadaan soo dhaweynta Madaxda Qaranka.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026

Mudane Maxamed Farmaajo madaxweynaha Qaranka Soomaaliyeed ayaa la filayaa in uu socdaal dhulka ah ku gaaro magaalada Qardho ka dibna kulamo kala duwan uu la qaato maamulka iyo waxgaradka reer Qardho kana xog wareysto xaaladaha guud ee ka jirta Degmada.

Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa  dhawaan Socdaal ku gaaray Magaalada Garoowe ee Xaruunta Gobolka Nugaal ahna  Caasimadda Maamul gobolkeddka Soomaaliyeed ee Puntland.

Dhanka kale wafdiga uu hugaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa la filayaa in uu safarkiisa ku soo gaban gabeeyo Deegaanada Maamul goboleedka Galmudug iyadoo ay deegaanada Galmudug ka socoto qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha iyo wafdigiisa.

wixii kusoo dhordha socdaalka M farmaajo halkaan soco :

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shirka Wasiirada Qorsheynta ee Wadamada Carabta

Next Post
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shirka Wasiirada Qorsheynta ee Wadamada Carabta

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shirka Wasiirada Qorsheynta ee Wadamada Carabta

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In