Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Mudug ee Galmudug oo ka hadalay soo dhawaynta Madaxwayne Farmaajo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Mudug ee Galmudug  oo ka hadalay soo dhawaynta Madaxwayne Farmaajo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada galkacyo ee xaruunta gobolka mudug ayaa waxaa ay ka mid tahay  goob ah sida wayn logu soo dhaweyay Madaxwaynah iyo Wafdifisa ee safaar ku maraay qaybo ka mid ah Goboladda Dalka.

Madaxwaynah Dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxa soo dhawayntasi ka qayb qaatay qaybaha kala duwaan ee bulshada gobolka mudug.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Gudoomiyaha Dhalinyarada Galmudug Caydiid Maxamed Cali oo Wareysi siyaay  Radio Muqdisho ayaa waxaa u kawaramay sida ay Dhalinyarda Galmudug ayaa ugaa qayb qateen soo Dhawaynta Madaxwaynah ,Dhalinyarada waxay wadaan hawlasha soo dhawaynta Madaxwaynah intaa u joogo Madaxwaynah Jamuuriyaad iyo wafdigisa magaalada galkacyo

Halkaan ka Dhageyso Codka;

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/cadiid-bbbbbbbbbbbbbbbbb.mp3

Previous Post

Gaalkacyo: Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Falastiin oo si kulul ugaa hadalay siyaasadda Trump ee Bariga Dhexe

Next Post
Madaxweynaha Falastiin oo si kulul ugaa hadalay  siyaasadda Trump ee Bariga Dhexe

Madaxweynaha Falastiin oo si kulul ugaa hadalay siyaasadda Trump ee Bariga Dhexe

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In