Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Falastiin oo si kulul ugaa hadalay siyaasadda Trump ee Bariga Dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Falastiin oo si kulul ugaa hadalay  siyaasadda Trump ee Bariga Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Maxamuud Cabaasi Maxdaxweynaah Falastiin ayaa si kulul uga hadlay siyaasadada Madaxweynaha Mareykanak Donald Trump eek u aadan geedi socodka Nabadda ee Bariga Dhexe,gaar ahaan Falastiin iyo Isreal.

Madaxweynaha Falastiin, Maxamuud Cabbaas, oo hadal ka jeedinayey shirka hoggaanka Falastiiniyiinta oo ka arinsanayay sida ay uga fal celinayaan go’aanka Maraykanku ugu soo rarayo safaaradiisa magaalada Qudus, ayaa aad u dhaliilay madaxweyne Trump.

Madaxweyne Cabbaas wuxuu  ku tilmaamay talaabadaa weji gabaxii qarniga, taas oo uu ugu jawaabayo tilmaantii uu Trump ku sheegay qorshaha nabada Bariga Dhexe ee Maraykanku wadaa inuu noqon doono heshiiskii qarniga.

Sido kale Maxamuud Cabbaas Madaxweynaha Falastiin ayaa sheegay in Falastiiniyiintu aanay ka qayb geli doonin qorshahaa mar hadii Trump si cad Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israel.

Wixii ka dambeeyey markii Mareykanku uu u aqoonsadayu Qudus in ay tahay Caasimadda Israel,waxaa sii kordhayay carada ay muujinayaan wadamada Islaamka kuwaasi oo si weyn uga soo horjeestay talaabada uu qaaday Donalda Trump.

Previous Post

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Mudug ee Galmudug oo ka hadalay soo dhawaynta Madaxwayne Farmaajo

Next Post

27 kamid ah dhaawacyadii qarixii 14 Oct ee Suudaan loo qaaday oo dalka dib loogu soo celiyay 

Next Post
27 kamid ah dhaawacyadii qarixii 14 Oct ee Suudaan loo qaaday oo dalka dib loogu soo celiyay 

27 kamid ah dhaawacyadii qarixii 14 Oct ee Suudaan loo qaaday oo dalka dib loogu soo celiyay 

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In