kulan looga hadlaayay Amniga Gobolka Shabeelaha hoose ayaa lagu qabtay Degmada Baraawe ee Gobolkasi waxan ka qayb galay masuuliyinta gobolka shabeelaha hoose.
Gudoomiye ku xigeenka maaliyadda C/fitaax Cabdulle ayaa xili u la hadalayay radio muqdisho waxa u ka warbixiyay xaladda gobolka shabeelada hoose iyo kulamaada ay yeelanayan masuuliyiinta kusugaan magaalada Baraawe.
wasaarad arimaah gudaha ee maamulka K/galbeed ayaa kulamo layeelatay masuuliyinta magaalada baraawe oo iskugu jira Odayaasha dhaqanka iyo dadka degaanka waxayna kala hadaleen amaanka degmaada sidi lo xaqijin laha.
iyaado ayaa Al-shabaab sanadkii tagay ayaa ku dileen labo ruux oo ka mid ah dadka degaanka u ah dagmaada Baraawe .
sido kalan waxa u sheegay in laga marmaan ay tahay sugida amaanka degaanada gobolka shabeelaha hoose.
dadka ku sugan magaalada Baraawe ayuu ugu baqaay in ay ka qayb qaatan sugida amaanka magaalada Baraawe .