Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Qaran ee Doorashooyinka oo Kulamo Garowe kula yeeshay Dhalinyarada iyo Haweenka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddiga Qaran ee Doorashooyinka oo Kulamo Garowe kula yeeshay Dhalinyarada iyo Haweenka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kullamadan oo ahaa kuwo qaatay waqtiyo kala duwan iyadoona kan koowaad ay la qaateen Guddiga doorashooyinku ururada dhallinyarada Puntland kuwaasi oo tallooyin iyo su’aalaba waydiiyay Guddiga doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya oo muhiimad gaar ah siinayay figradaah gaarka ah ee Dhallinyarada ee ku aadan hanaanka Doorasho ee dalka lagu wado inay ka qabsoonto.

Sayid Cali Sheikh Maxamuud Guddoomiye ku xigeenak Guddiga Doorashootyinka Soomaaliya ayaa sheeagay in wada tashiyadaani looga gol leeyahay sidii loogu Go’aan qadan laaha habka ay noqonaysa doorashada soo socota taasina laga heli karo ra’yiga Bulshada soomaaliyeed.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Haweenka oo door muhiim ah oo mmuuqda ku leh Bulshada dhexdeeda ayaa qayb ka ahaa wadatashiyada guddigu kula samaynaayaan bulshada rayidka ah Magaalada garoowe ee Caasimada Puntland ayna goob jog ka ahaayeen haweenka siyaasiyiinta ahi.

Gudigan ayaa wadatashiyo Noocan oo kale ah Horay uga soo sameeyay 24 Dagmo oo ka tirsan dalka iyagoona tagi doono dagmooyinka Qardho,Boosaaso iyo Gaalkacyo oo gaba gaba u noqonaysa safarkooda Puntland .

Previous Post

Munaasabad lagu Xusayay 45sano guuradii ka soo wareegtay hirgelinta qorista farta Soomaaliga ayaa lagu qabtay Muqdisho(Sawirro)

Next Post

Kulan lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo ka socda Muqdisho+Sawirro

Next Post
Kulan lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo ka socda Muqdisho+Sawirro

Kulan lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo ka socda Muqdisho+Sawirro

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In