Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Myanmar oo burburisay Masjid 100 Sano dhisnaa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dowladda Myanmar oo burburisay Masjid 100 Sano dhisnaa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Myanmar ayaa burburiyay Masjid weyn oo Taariikhi ah oo ku yaal magaalada lagu magacaabo Mango, talaabadaasi oo la sheegay inay salka ku hayso ololaha baabi’nta meelaha Taariikhiga ah ee Islaamka oo ku yaal dalkaasi Myanmar.

Wakaaladaha wararaka ayaa soo tabiyay in Masjidkaasi ay Ciidamada dalka Myanmar dumiyeen oo dhisnaa in ka badan 100 sano uu ku yaalay Tuulada lagu magacaabo Daarga, kaasoo ay ku cibaadaysanayeen Muslimiinta laga tira badan yahay ee dalkaasi  ee Rohingya loo yaqaan waxuuna ku sameysanaa shaminto iyo Dhoobo.

Related posts

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

June 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

June 27, 2026

Mid ka mid ah Muslimiinta dalkaasi ee Rohingya ayaa sheegay in Masjidka uu ahaa mid astaan u ah Muslimiinta  Rohingya ee dalkaasi Mayanmar lana dhisay ka hor Gumeysigii dalkaasi qabsaday.

Masjidkan ay Ciidamada dalka Mayanmar dumiyeen ka sookow waxaa jiray Masaajidyo kale oo ay burburiyeen  ciidamada dalkaasi.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay in Cadaado ay tahay Xarunta Baarlamaanka Galmudug

Next Post

Wasiiradda Cadaalada XFS iyo Dowlad Gobaleedyada oo Kulan Muqdisho ku yeeshay

Next Post
Wasiiradda Cadaalada XFS iyo Dowlad Gobaleedyada oo Kulan Muqdisho ku yeeshay

Wasiiradda Cadaalada XFS iyo Dowlad Gobaleedyada oo Kulan Muqdisho ku yeeshay

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa gaaray dalka Kuwait, kadib martiqaad rasmi ah oo uga yimid...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti,...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee Dhuusamareeb

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo laba maalmood qaatay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay, deegaanno iyo tuulooyin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In