Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nuur Iidow Beyle oo ku guulestay doorashadii ka dhacday Jowhar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Nuur Iidow Beyle oo ku guulestay doorashadii ka dhacday Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kadib doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jopwhar, ayaa Nuur Iidow Beyle ku guuleystay doorashada kursigii ka bannaanaa Golaha Shacabka,kaddib markii uu helay 27 cod, halka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu helay 24.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Madaxa Banaan Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa ku dhawaaqday natiijada doorashada,iyadoo sheegtay in Nuur Iidow Beyle uu ku guuleystay.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Munaasabadda doorashada waxaa goob joog ka ahaa Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeele,iyadoo Nuur iidow Beyle iyo musharixiintii looga adkaaday doorashadaasi soo dhaweeyey qaabka ay u dhacday,una mahadceliyay guddiga doorashada iyo madaxweynaah Hirshabeele sida ay u haggeen howlaha doorashooyinkaasi iyo fududeyntooda.

Dhanka kale Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Xaliimo Yarey ayaa uga mahadcelisay madaxweyen Waare dowrkii uu ka qaatay ka maamul ahaan fudueynta qabsoomidda doorashadaasi iyo qarshaadka ku baxay intuba,iyadoo ku tilmaantay in ay ahayd talaabo guul ay ku soo dhamaatay.

Ugu dambeyn madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxmed Cabdi Waare ayaa soo dhaweeyey qaabak ay u dhacday doorashadaasi,wuxuuna ku ammaanay guddiga madaxa banana ee Doorashooyinka sida ay u guteen waajibaadkooda.

Magacyada Musharaxiintii marka hore  ku tartamaysay kursiga Xildhibaanimo ee ka bannaanaa Golaha shacabka ayaa kala ahaa.

1- C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe

2- Cali C/llaahi Cosoble

3- Dahir Cabdulle Cawaale

4- Nuur Iidow Beyle

5- Dahabo Xasan Axmed

6- Xuseen Axmed Geelle

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Kulmay

Next Post

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo maanta dhagax dhigay dhismaha waddo cusub+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo maanta dhagax dhigay dhismaha waddo cusub+Sawirro

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo maanta dhagax dhigay dhismaha waddo cusub+Sawirro

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In