Wednesday, June 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DHAGEYSO :Maamulka Gobolka Hiiraan oo Xal ka gaaray isticmaalka lacagta Shilin Soomaaliga ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
DHAGEYSO :Maamulka Gobolka Hiiraan oo Xal ka gaaray isticmaalka lacagta Shilin Soomaaliga ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Hiiraan shiikh xuseen Cismaan Cali oo la hadalay radio muqdisho ayaa sheegay in ay xal ka gaaren  sida ay bulshada u isticmaali lahayeen lacagta shilin soomaalig ah.

waxana lo sameyay xafiis ugar  ah si ay dadku u helan meel lagu isticmaalo lacagta dalka ee shilinka soomaaliga ah oo ay diideen ganacsatada Gobolka Hiiraan

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

dhawaan ayeey ahayd markii u ka hadalay madaxwaynah maamulka Hirshabelle  Cali Cabdullahi Cosoble  waxana u sheegay in lo bahan yahay in dadka lo naxaristo lanaa qaato lacagta dalka.

waxana uu ku amray xaruumaha maamulka ee canshurta lagu qaado in ay qataan lacagta shilinka soomaaliga .

madaama aysan dowlada dhexe soo saarin lacag badasha lacagta hataan si  yaraneysa ee dalka u leyahay .

Halkaan ka Dhageyso  Codka Gudoomiye ku xigeenka

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/wareysi-Gudoomiye-ku-xigeenka-Arrimaha-Bulshada-Gobolka-Hiiraan-shiikh-xuseen-Cismaan-Cali-.mp3-bbbbbbbbbbbbbbbbbbb.mp3
Previous Post

Dhageyso : Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

DHAGEYSO :Khilaaf horleh oo soo kala dhexgalay Horjoogayaasha Al-shabaab

Next Post
DHAGEYSO :Khilaaf horleh oo soo kala dhexgalay Horjoogayaasha  Al-shabaab

DHAGEYSO :Khilaaf horleh oo soo kala dhexgalay Horjoogayaasha Al-shabaab

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In