Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DHAGEYSO : Gudoomiyaha Xeraada Al-kharaaj ee Dalka Yamaan oo ka waraamay xaalada dadka ku sugan Xeraadasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
DHAGEYSO : Gudoomiyaha Xeraada Al-kharaaj ee Dalka Yamaan oo ka waraamay xaalada dadka ku sugan Xeraadasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Xerada Qoxootiga ee  Al Kharaas Ibraahim C,qaadiir Moalim oo lahadalay  warbaahinta   Qaraan ayaa faah faahin ka bixiyay  in ay qaxootiga ay soo wajaahaday  dhibaato nolooleed gar ahan kuwaa tahriibka ku maraya dalkasi  Yamaan .

Dagaalada ka dhacaya dalka Yamaan oo dhibto ay kasoo gartay dadka qaxootiga u ee soomaaliyeed ee  ku sugan Yamaan.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Dalka Yamaan ayaa waxaa u badan dhalinyaro  in badan halkasi qaxooti ku ahaa mudo  ku dhaw 20 sanadood  .

Gudoomiyaha xeraada qaxootiga ee Alkharaaj ee Dalka Yamaan ayaa sheegay in aysan jirin ,waxa qabad ay usameyaan hay’addaha cawaaya  dadka qaxootiga ee soomaaliyeed.

waxan u  baaq u diray dowlada soomaaliya in ay waxa ka qabto xaalada dadkasi ay ku jiran madaama dalka Yamaan ay ka socadan dagaalo.

Halkaan ka dhageyso  codka Gudoomiyaha Xeraada qaxootiga Al kharaaj ee Yamaan

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/GudXerada-QaxotiSanca-IbrahinCqadir-m-MoalimAxad.mp3

Previous Post

DHAGEYSO :Gudoomiyah Dagmaada Ceelbuur oo ka hadalay hawlgal logaa soo furtay caruur Al-shabaab

Next Post

Ciidamada difaaca Cirka ee Dalka Sacuudiga oo burburiyay Gentaal ay tuureen Xuuthiyiinta Yemen

Next Post
Ciidamada difaaca Cirka ee Dalka Sacuudiga oo burburiyay Gentaal ay tuureen Xuuthiyiinta Yemen

Ciidamada difaaca Cirka ee Dalka Sacuudiga oo burburiyay Gentaal ay tuureen Xuuthiyiinta Yemen

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In