Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku xiggeenka 1aad ee Maamulka G/banaadir oo Xarigga ka jaray Kawaanka Malaayga ee Xamar weyne “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku xiggeenka 1aad ee Maamulka G/banaadir oo Xarigga ka jaray Kawaanka Malaayga ee Xamar weyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda Xarig jarka Kawaanka malaayga ee Xamar weyne, ayaa waxaa ka qeyb galay, Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Kaluumeysiga Soomaaliya, Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Maamulka Gobolka Banaadir Β Maxamed Cabdullaahi Maxamed Tuulax, Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshadda Gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti , Guddoomiyaha Degmada Xamar weyne Cumar Shariif jeeg.

Kawaankan oo in muddo ah Burbursanaa dhibaata badna ay ku qabeyn dadka ku ganacsada ayaa waxaa iska kaashaday dib u dhiskiisa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’ada NRC, kuwaas oo dhismayaal ku cusub ku soo kordhiyay kawaanka Malaayga Xamar-weyne.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Guddoomiyaha Degmadda Xamar weyne Mudane Cumar Shariif ayaa ka sheegay Munaasabadda in Maamulka iyo Bulshada Degmada Xamar weyne ay aad Muhiim ugu aheyd Dib dhiska lagu sameeyay Kawaanka malaayga Xamar weyne, waxaana uu sheegay in cidkasta oo gacan ka geysatay ay uga Mahadcelinayaan.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir oo ugu danbeyn ka hadlay Munaasabadda ayaa sheegay in Maamulka Gobolka ay ka go’an tahay hormarinta Adeegyadda Kaluumeysiga Soomaaliya gaar ahaan Caasimadda, waxaana uu intaasi ku daray in Kaluumeystada Soomaaliyeed Β maamulka gacan wanaagsan uu ka sii doono Casriyeenta iyo dib u nooleyta Shaqadooda.

Kawaanka Malaayga ee Degmadda Xamar weyne ayaa ka mid ah kawaanadda ugu waqtiga dheer dalka, waxaana Bulshada Degmadda ay sheegeen in Maamulka iyo Ha’adda dhistay aad ugu Mahacelinayaan.

Previous Post

Shir looga hadlayay cilmi baaris ku saabsan dhanka caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kulan kula qaatay Michael Keating

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kulan kula qaatay Michael Keating

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kulan kula qaatay Michael Keating

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In