Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akadeemiyad goboleedka Af Soomaaliga oo tababar u qabatay 50 dhallinyaro ah+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Akadeemiyad goboleedka Af Soomaaliga oo tababar u qabatay 50 dhallinyaro ah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akadeemiyad goboleedka Af- Soomaaliga ayaa 50 dhallinyaro ah u qabatay tababar ku saabsan habeynta qoraalka Af Soomaaliga.

Akadeemiyad goboleedka Af Soomaaliga ee “AGA” ayaa tababar ku saabsan habeynta Afka Soomaaliga iyo Suugaantiisaba u qabatay 50 dhalinyaro ah oo daneeyneysa Akhriska iyo qoraaka Afkeena hooyo.

Related posts

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026

Gudoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Hilin iyo Hayaan C/qaadir Cabdi “Jubba” ayaa uga mahadceliyay Akadeemiyada AGA tababarka ay u qabatay dhalinyarada ka tirsan naadigaasi, wuxuuna kula dardaarmay dhallinyaradaasi iney ka faa’iideystaan casharrada ay ka qaadanayaan aqoon isweydaarsigan.

Qaar ka mid ah dhallinyaradi loo qabtay tababarkaasi ayaa muujiyay sida ay ula dhacsanyihiin aqoon isweydaarsigan ku saabsan habeynta qoraalka iyo akhriska afka Soomaaliga, iyagoo codsaday in la joogteeyo tababarrada noocan oo kale ah.

Gudoomiyaa Akadeemiyada AGA Prof. Maxamed Daahir Afrax oo tababarkaasi furay ayaa sheegay in Akadeemiyadu ay dhiirigelineyso cid kasta oo daneyneysa horumarinta Af Soomaaliga, isagoo ku boorriyay dhallinyarada Soomaaliyeed iney u soo jeestaan sare u qaadidda Akhriska iyo qoraalka Afkeena.

Tababarkan oo loo qabtay 50 dhalinyaro ah oo isugu jiray wiilal iyo gabdho ayaa la xiriira habeynta qoraalka iyo ku hadalka afka Soomaaliga iyo suugaantiisa, waxeyna arrintani ay qeyb ka tahay qorshayaasha Akadeemiyad goboleedka Afka Soomaaliga ay ku horumarineyso Afkeena hooyo.

 

 

 

Previous Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka G/Banaadir oo ka qeybgalay Munaasabad lagu taageerayay waxqabadka dowladda oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo goor dhow u ambabaxay dalka Masar

Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka G/Banaadir oo ka qeybgalay Munaasabad lagu taageerayay waxqabadka dowladda oo lagu qabtay Muqdisho

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

August 24, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In