Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM oo dowladaha Qadar iyo Imaaraat-ka ku ammaantay taakulaynta Falastiin

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
QM oo dowladaha Qadar iyo Imaaraat-ka ku ammaantay taakulaynta Falastiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada midoobay ayaa ugu mahadcelisay waddamada Qatar iyo Imaaraadka Carabta deeq lagaceed oo ay gaarsiiyeen shacabka reer Falastiin ee ku tabaalaysan Magaalada go’doonka ah ee Gaz.

Dowladda Qadar ayaa Talaadadii aynu kasoo gudubnay ugu deeqday Gaza $ 9 milyan oo doollar-ka Maraykanka ah, halka Imraatkuna uu ugu deeqay $ 2 milyan oo doollar, ka dib markii Qaramada Midoobay ay ka digtay dhibaatooyinka ba’an ee taagan Gaza.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026

Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladaha nololeed ee Magaalada Gaza iyo xayiraadda xagga shidaalka ee saaran Falastiiniyiinta ku nool halkaasi.

Bayaan kasoo baxay xafiiska Jimciyadda Qaramada midoobay u qaabbilsan Bini’aaddannimada ee UN-OCHA ayaa lagu sheegay in 10 maalmood gudahood xarumo shidaal lagaga hirgelin doono Gaza.

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan Bini’aaddannimada ee OCHA ayaa sheegay in si deg-deg ah loogu baahan yahay $ 6.5 milyan , si loo helo 7.7 milyan oo litir oo xarumo shidaal ah , kuwaasoo laga higelinayo Magaalada Gaza Sanadkan gudahiisa, taasoo qayb ka ah soo nooleynta adeegyadii burburay.

Gudoomiyaha guddiga dib-u-dhiska Gaza ayaa ku dhawaaqay in Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani uu amray in gargaar degdeg ah uu u diro Gaza, kaas oo qiimihiisu yahay $ 9 milyan oo Dollar.

Dowladda Qatar ayaa Sanadihii ugu dambeeyay ka wadday Magaalada Gaza mashaariic badan oo dib-u-dhis ah, iyadoo halkaasi ka hirgelisay Waddooyin iyo Isbitaallo.

SONNA

Previous Post

Ergo ka socota W/Kuuriya oo loo ogolaaday ka qeybgalka Ciyaaraha Olympikada oo ay martigelinayso K/kuuriya

Next Post

Dibadbax lagu taageerayay nabadda oo ka dhacay Cabuudwaaq+Sawirro

Next Post
Dibadbax lagu taageerayay nabadda oo ka dhacay Cabuudwaaq+Sawirro

Dibadbax lagu taageerayay nabadda oo ka dhacay Cabuudwaaq+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In