Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Warbiixin+Sawirro” Mashquulka Wadooyinka Muqdisho iyo gadiidka”

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Warbiixin+Sawirro” Mashquulka Wadooyinka Muqdisho iyo gadiidka”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Muqdisho  ee Caasimada  Dalka  waxaa ku soo badanayay waayadaan Dambe Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ,taas oo keentay in Wadooyinku ay noqdaan kuwoo  Saxmad Badan ,Saameynta  ugu bandanna    Ganacsiga  iyo Dadweynaha shaqooyinka u socda  ayey  ku yeelatay arintaasi

Xilliyada ay socdaan gaadiidkaasi  waa wakhtiyada ugu badan  ee ay wadooyinka caasimadu yihiin saxmad ,iyadoo horay  loo go,aamiyay  in gaadiidka xamuulka ah  ay  mari karaan oo kaliya wadada ka soo baxda  dekedda ,isla markaana  marta isgoyska taleex  ee degmada hodon

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

gaadiidka xamuulka ah waxa ay dekedda ugu soo baxaan  iyagoo koox koox u socda  xilliyada qaarna  ay hakad galiyaan wadooyin badan oo halbowle u ah magaalada shilal badana horay ayey u dhaceen

qaar ka mid ah ragga darawalada ka ah  gaadiidka xamuulka ayaan su ,aalo ka weydiinay sababaha keenay xilliga ay wadooyinka isticmaalaan iyo qatarta ka dhalan karta cod

wasaaradda gaadiidka soomaaliya  oo mas,uul ka ah sharuucda guud ee wadooyinka  iyo gaadiidka sida   uwajahaysa cabashooyinka dadweynaha ka imaanaya

Agaasimaha  Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada  Cali Gacal Gaabow  ayaa inoo sharxaya arimahaasi  cod

muhiimadda ugu weyn waa  in sharciga u deggan  gaadiidka lagu dhaqmaa sida dadka  arimahan ku xeel dheer ay soo jeediyeen

wariye: Muuse Cismaan Abtoow

Previous Post

Somali, AU forces capture key areas from Al-Shabaab militants in southern Somalia

Next Post

Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Qadar ee Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Qadar ee Soomaaliya

Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Qadar ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In