Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo deegaanka Saaxa-wanaag ka dhagax dhigtay Dugsi Hoose iyo Dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo deegaanka Saaxa-wanaag ka dhagax dhigtay Dugsi Hoose iyo Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026

Kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa u kuurgelida baahiyaha Waxbarasho ee ka jira deegaanada Gobolka Mudug qaarkood iyo sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa Waxbarida Carruurtooda ayaa waxaa masโ€™uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare ee maamulka Galmudug ay ku tageen deegaanka Saaxa-wanaag oo ka mid ah deegaanka dhanka Galbeed kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Masโ€™uuliyiintaan ayaa intii ay halkaasi ku sugnaayeen waxay indha idheyn ku sameeyeen goobaha Waxbarashada gaar ahaan Dugsiyada lagu barto Qurโ€™aanka Kariimka ah.

Kormeerka ka dib ayaa waxaaa masโ€™uuliyiinta ka socotay Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare ee Maamulka Galmudug oo uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Burhaan Warsame Cigaal kullan xog wareysi ah la qaateen Bulshada ku nool deegaanka Saaxa-wanaag ee ka tirsan Gobolka Mudug.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Galmudug Burhaan Warsame Cigaal ayaa Bulshada ay la kulmeen uga warbixiyay ujeedka booqashadooda,isagoona sheegay in marka hore ay ku faraxsan yihiin iney soo booqdaan deegaanka Saaxa-wanaag hadana ay Bulshada kala kulmaan soo dhoweyn diiran.

Wuxuuna tilmaamay inta ay ku guda jireen kormeerkooda ay arkeen in baahi weyn oo dhanka Waxbarashada ay ka jirto deegaanka Saaxa-wanaagsan,taasi oo u baahan in si deg deg ah looga jawaabo loona hirgeliyo Bulshada goobo waxbarasho si loo kobciyo maskaxda jiilka deegaankaasi.

Ugu danbeyntii,Wasiiru Dowlaha Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare ee Galmudug iyo masโ€™uuliyiintii ku wehlineysay booqashada waxay si rasmi ah u dhagax dhigeen xarun Dugsi hoose iyo dhexe oo lagu wado in deegaanka Saaxa-wanaag laga hirgeliyo Mustaqbalka dhow.

Previous Post

Shir looga hadlayo xaaladda Amniga K/Galbeed oo ka furmay Baydhabo

Next Post

Taliyaasha Booliska,Nabad Sugidda iyo Asluubta oo la magacaabay

Next Post
Taliyaasha Booliska,Nabad Sugidda iyo Asluubta oo la magacaabay

Taliyaasha Booliska,Nabad Sugidda iyo Asluubta oo la magacaabay

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In