Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirro: Wafdi ay horkaceyso Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaartay Dalka Suudaan.

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirro: Wafdi ay horkaceyso Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaartay Dalka Suudaan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan oo ay horkaceysa Wasiirka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Drs Fowsiyo Abiikar Nuur oo martiqaad rasmi ah ka heshay dhigeeda Dalka Suudaan Baxrri Abul Qardah ayaa kulan laba geesood ah islamarkaana la isaga kaashanayo qaabkii wada shaqayen rasmi ah u dhaxmari laheed labada wasaaradood la yeeshay madaxda Wasaaradda Caafimaad ee Dowladda Suudaan, waxeyna sido kale kulanka ugu wada hadleen sidii heshiisyo horay u wada galeen labada Wasaaradood loo dhaqan galin lahaa.

Dhanka kale Wasiirka Caafimaadka ayaa kulmao kala duwan la qaadatay howl wadeenada Wasaaradda Caafimaadka ee Dowaladda Suudaan iyadoo soo eegtay habka ay u shaqeyso Wasaaradaasi waxeyna sido kale booqatay xarumaha daawooyinka lagu sameeyo iyo Shirkado daawooyinka  soo saara oo gaar loo leeyahay.

Related posts

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026

Dhanka kale Wafdiga ay horkaceysa Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa booqasho kal duwan ku tagay Isbitaalada Royal Care, iyo Al-mucalim oo ay ku jiraan qaar kamid ah bukaanadii ku soo waxyeeloobay Qaraxii 14-kii October ee sanadkii tagay ka dhacay isgoyska Zoobe, Wasiirka Caafimaadka oo la hadleysay Warbaahinta Qaranka ayaa u Mahadcelisay dhamaan dhaqaatiirtii la tacaalayay bukaanadaani kala duwan iyo sidoo kale Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan oo iyagana xil gaar ah iska saaray sidii ay u garab istaagi lahaayeen Walaalahood.

Waa markii ugu horeesay oo ay soo gaarto Dalka Suudaan Drs Fowsiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka Dowladda federaalka Soomaaliya tan iyo markii loo magacaabay xilkan iyadoo lagu wado gabagabada  booqashadeeda in ay heshiis wax wada qabsi ah wada saxiixdaan labada Wasaaradood.

Previous Post

DAAWO: Warbixin ka hadlaysa afar bil kaddib maxaa iska badalay xaaladda mid ka mid ah dadkii ilmahooda ku waayay Qaraxii Zoobe

Next Post

Nabadoon Axmed Diiriye oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Next Post
Nabadoon Axmed Diiriye oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Nabadoon Axmed Diiriye oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In