Tuesday, August 19, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeya geerida ku timid Nabaddoon Axmed Diiriye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
February 20, 2018
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeya geerida ku timid Nabaddoon Axmed Diiriye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Raโ€™iisul wasaare ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐šโ€ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š-๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š ๐ฌ๐ข๐Ÿ๐จ ๐ฌ๐š๐ฅ๐๐ก๐ข๐  ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ญ๐š uu ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐šโ€

August 19, 2025
Wasiir Fiqiโ€ Kuwa u baahan dhiirigelinta waa Bulshada, idinkuna waxaa tihiin geesiyaal,โ€

Wasiir Fiqiโ€ Kuwa u baahan dhiirigelinta waa Bulshada, idinkuna waxaa tihiin geesiyaal,โ€

August 19, 2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u direy qoyskii, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday ย Allaha u naxariistee Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ahaa duubabka dhaqanka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryey in uu naxariis iyo janno siiyo nabaddoonka, samir iyo iimaanna uu ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay.

โ€œInaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun, Waxaan uga tacsiyeynayaa Shacabka Soomaaliyeed geerida Nabadoon Axmed Diiriye oo xalay ku geeriyoday Muqdisho. ilaahay ha u naxariisto nabadoonka, samir iyo iimaanna ha ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay.โ€

Marxuum Axmed Diiriye ayaa ahaa Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka, waxaana lagu xusuustaa qeybtii uu ku lahaa baraarujinta bulshada dhanka ilaalinta xasilloonida, amniga, iskaashiga bulshada iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka.

Previous Post

Ciidanka dowladda oo la wareegay qalabkii Idaacada Andulus ee Kooxda Al-Shabaab iyadoo dowladda FS ay war ka soo saartay.

Next Post

MAQAAL:- Canshuurta Yaa ku gar leh

Next Post
MAQAAL:- Canshuurta Yaa ku gar leh

MAQAAL:- Canshuurta Yaa ku gar leh

Raโ€™iisul wasaare ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐šโ€ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š-๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š ๐ฌ๐ข๐Ÿ๐จ ๐ฌ๐š๐ฅ๐๐ก๐ข๐  ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ญ๐š uu ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐šโ€

Raโ€™iisul wasaare ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐šโ€ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š-๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š ๐ฌ๐ข๐Ÿ๐จ ๐ฌ๐š๐ฅ๐๐ก๐ข๐  ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ญ๐š uu ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐šโ€

August 19, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda jira barnaamijka la-xisaabtanka Xukuumaddiisa, ayaa maanta suโ€™aallo...

Wasiir Fiqiโ€ Kuwa u baahan dhiirigelinta waa Bulshada, idinkuna waxaa tihiin geesiyaal,โ€

Wasiir Fiqiโ€ Kuwa u baahan dhiirigelinta waa Bulshada, idinkuna waxaa tihiin geesiyaal,โ€

August 19, 2025
0

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Amb. Ahmed Macallin Fiqi oo kormeeray furimaha dagaalka ka dhanka Khawaarijta ee gobolka Shabeellaha Dhexe...

Ciidanka Kumandooska Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 18 ka tirsan Argagixisadda Al-shabaab.

Ciidanka gaarka ah ee Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Awdheegle.

August 19, 2025
0

Ciidamada Gaarka ah ee Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Awdheegle...

Hayโ€™adda SoDMA oo soo saartay wargelin muhiim ah

Hayโ€™adda SoDMA oo soo saartay wargelin muhiim ah

August 18, 2025
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa raadinaysaa shirkado dhismo oo ka qeyb qaata dhismaha Xarunta Hawlaha gurmadka Degdeg ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In