Wednesday, July 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booslika Gobolka Hiiraan oo howlgallo ka sameeyay Magaalada B/weyne

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Booslika Gobolka Hiiraan oo howlgallo ka sameeyay Magaalada B/weyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Boliiska Gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay Hub iyo walxaha qarxa, kadib markii ay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka mid ah Magaalada B/weyne.

Col;Isaaqa Cali C/lle Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Hiiraan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Beledweyne ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxyaabahan ay soo qabteen.

Related posts

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

July 21, 2026
Taliyaha Ciidanka Badda oo  Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

Taliyaha Ciidanka Badda oo Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

July 21, 2026

Ciidanka Boliiska Gobobolka Hiiraan oo Saakay ku jirmaaday Xaafada kamid ah Magaalada B/weyne ayaa sidoo kale waxay soo xireen Dad lagu soo qabtay Hub ay haysteen, kuwaas oo la tuhusan yahay inay Gacansaar la leeyihiin  Al-shabaab.

Taliye Isaaq Ayaa sheegay inay baaritaannadooda ay ka saacidday xogo ay heleen, wuxuuna shacabka ka codsaday inay Gacan ka geystaan sugidda ammaanka, maaddaama buu yiri ayan Ciidamadu keligood ku filnayn sugidda nabad gelyada Gobolka.

Previous Post

Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran Cumaan oo baaq u diray Madaxda Dowladda

Next Post

Ra’iisul wasaare Kheyre oo booqday Taalada Shuhadada Ciidamada Imaaraadka

Next Post
Ra’iisul wasaare Kheyre oo booqday Taalada Shuhadada Ciidamada Imaaraadka

Ra’iisul wasaare Kheyre oo booqday Taalada Shuhadada Ciidamada Imaaraadka

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

July 21, 2026
0

Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...

Taliyaha Ciidanka Badda oo  Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

Taliyaha Ciidanka Badda oo Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

July 21, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay...

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In