Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka hadlay sababihii loo xiray wadooyinka qaar ee Muqdisho

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Kulanka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo qodobo laga soo saaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho oo la hadalay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay sababii loo xiray qaar kamid ah Wadooyinka magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ciidammada ammaanka ay ka hortageen intii ay wadooyinka xirnaayeen falal lidi ku ah ammaanka oo lagu dhibaatayn rabay shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobalka ayaa ka raali galiyay shacabka Soomaaliyeed maalmihii koobnaa oo ay wadooyinka qaar ay xirnaayeen.

“Sugida amniga waa masuuliyad na saaran, waxaana hada suurta gashay in laga hortago falal abaabulan oo argagixisada ay doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka.” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobalka banaadir.

Ciidamada dowladda ayaa adkeeyay ammaanka caasimadda maalmihii ugu danbeeyay waxaana xirnaa qaar ka mid ah wadooyinka magaalada, kuwaasi oo u xirmay baaritaanada ay wadeen ciidanka ammaanka.

Previous Post

Taliska Ciidanka Xogga Dalka oo Turkiga ka guddoomay Labis Ciidan

Next Post

Guddiga Gurmad Qaran oo soo gabagabeeyay howlihii lagu caawinayay dadkii Waxyeelada ka soo gaartay Qaraxii Soobe + Sawirro

Next Post
Guddiga Gurmad Qaran oo soo gabagabeeyay howlihii lagu caawinayay dadkii Waxyeelada ka soo gaartay Qaraxii Soobe + Sawirro

Guddiga Gurmad Qaran oo soo gabagabeeyay howlihii lagu caawinayay dadkii Waxyeelada ka soo gaartay Qaraxii Soobe + Sawirro

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In