Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha  Gudiga  shaqaalaha   Rayidka ah ee Dawlada oo Gaaray  Magaalada Cadaado 

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha  Gudiga  shaqaalaha   Rayidka ah ee Dawlada oo Gaaray  Magaalada Cadaado 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha  ayaa  sheegay in u kulmo laqadan doono guddiga shaqaalaha ee Galmudug halkasiina  ay ku sugnaan doonaan mudo labo maalmood ah.

Gudoomiye  Xasan  Abshiroow  Maxamad  ayaa Warbaahinta qaranka uga   waramay ujeedaada    booqashadisa uu ku tagay magaalada cadaado.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Xasan Abshirow Maxamed gudoomoyaha  guddiga shaqaalaha Rayidka  ayaa sheegay in ay iswaydaarsan doonaan aqoonta iyo xirfaadah  guddiyaada shaqaalaha rayidka ee dowlada  iyo guddiga shaqaalaha galmudug si ay u kala xog qaatan labaada guddi.

sido kale naa ay horay  u tageen maamulada kale oo ay kamid tahay Puntland ,si ay ugu kurgalaan qabka ay usoocto  gudiyaada shaqaalah maamuulaadda ka jiraha dalka saraana logu qaadi laha aqoontooda.

Halkaan ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Shaqaalah Rayidka ah

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/codka-guddoomiyaha-guddiga-Qaran-ee-shaqaalaha-rayidka-ee-dowladda-oo-cadaado1-Copy.mp3
Previous Post

Tiro dad ah oo Koonfur Afrika ugu geeriyootay hilib Sumaysan

Next Post

R/wasaare Khayre“Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in xal waara loo helo dhibaatooyinka

Next Post
R/wasaare Khayre“Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in xal waara loo helo dhibaatooyinka

R/wasaare Khayre“Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in xal waara loo helo dhibaatooyinka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In