Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Buurdhuubo  oo faah faahin ka bixiyay xaaladda Amniga  ee Dagmadaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Buurdhuubo Xasan Muxumad Cali  oo la hadalay  Radio Muqdisho  ayaa sheegay  in dagmaada ay soo waraaren argagixiisaada Al shabaab, iyaado ay ciidaanku ka difaaceen weraarka  ay ku soo qadeen  ciidaanka xogga ee ku suugan dagmaada Buurdhuubo.

guddoomiyaha dagmaada Buurdhuubo gobolka Gedo Xasan Muxumad Cali    ayaa sheegay in ay ciidaanku  u tagan yihiin fashiilinta weraarada ay soo qadayn argagixisaada  Al shabaab oo ay ka geysanyan degaanada nabdoon ee ka tirsaan gobolka Gedo .

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Xasan Muxumad Cali  ayaa sheegay in ay socdan hawlgalo lagu bacsanayo haraadiga kooxda Al shabaab ee cadeeystay dhibaynta shacaabka  ku dhaqan degaanada  hoos yimaadah Dagmaada  Buur dhuubo  ee gobolka Gedo.

“Ciidaanka ayaa ka difaacay  magaalada ilaa shan goobood oo ay isku dayeen in ay ka soo weraaran  sida u sheegay guddoomiyaha Buurdhuubo”

waxan looga dilay ilaa shan kamid ah Al shabaabkii weraarka soo qaday  halka ay ku dhawacmeen  ku dhawaad sideed kamidah argagixisaada Al shabaab.

Maamuulka Dagmaad Buurdhuubo ayaa  soo bandhigeen saakay qarkamidah maydaadkii ay ka carareen kooxda maleyshiyaada Al shabaab.

Halkaan ka Dhageyso Guddoomiyaha Dagmaada Buurdhuubo 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/GUDOOMIYAHA-DDEGMADA-BUURDHUUBO-EE-GOBOLKA-GADO-XASAN-MUXUMAD-CALI-1-1.mp3
Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika

Next Post

Yorisow oo sheegay in dib loo furay waddada hor-marta Xerro Gaadiid

Next Post
Yorisow oo sheegay in dib loo furay waddada hor-marta Xerro Gaadiid

Yorisow oo sheegay in dib loo furay waddada hor-marta Xerro Gaadiid

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In