Thursday, April 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Galmudug oo qaadaya Howlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab.

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo qaadaya Howlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026

Ciidanka Dawlad goboleedka Galmudug ayaa qaadaya howlgal ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab ee ku sugan deegaano kamid ah Galmudug.

Madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo kahadlayey munaasabad lagu mideynayey ciidamada Galmudug oo horey u kala ahaa Ahlu Sunna iyo Galmudug ayaa sheegay in qorshaha Galmudug ay kula dagaalamayso Al-shabaab uu xoogaystay, islamarkaana howlgalkaasi door weyn ay ka qaadanayaan ciidamada la mideeyey shalay.

Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf madaxweynaha Galmudug ayaa  ugu baaqay shacabka Galmudug inay ciidamada ku garab siiyaan hawlgalka, si maleeshiyada Argagixisada looga dulqaado dhibaatada ay ku hayaan dadka bariga gobolka Galgaduud iyo deegaano aan badnayn oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Galmudug oo horey loo mideeyey Baarlamaankeeda ayaa sidoo kale lagu guuleystay in laisku daro ciidankeeda oo horey ugu kala sugnaa magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb, taas ayaana u sahleysa iney qaadaan howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ku sugan degmooyin katirsan Galmudug.

Previous Post

Kulankii Golaha Shacabka maanta oo la hakiyay kadib soo jeedin ka timid Madaxweynaha JFS

Next Post

Shir ku saabsan amniga deegaannada Galmudug oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Shir ku saabsan amniga deegaannada Galmudug oo laga hadlay “SAWIRRO”

Shir ku saabsan amniga deegaannada Galmudug oo laga hadlay "SAWIRRO"

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
0

Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In