Tuesday, June 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ku saabsan amniga deegaannada Galmudug oo laga hadlay “SAWIRRO”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Shir ku saabsan amniga deegaannada Galmudug oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan looga hadlayey Amnig deegaannada Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhusamareb ee Caasimada Dawlad Goboleedka Galmudug, waxaana shir guddoominayey Madaxweyne ku-xigeenaka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudne Maxamed Xaashi Cabdi, waxaana ka soo qaybgalay Talyaasha Ciimada Maamulka, Wasiiro iyo Guddoomiyeyaasha Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Kaddib markii la soo gabagabeeyey shirka ayaa waxaa war kooban Warbaahinta ka siiyey Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi, waxa uuna sheegay in kulankan uu qayb ka yahay midaynta ciidamada sidoo kalana warbixino la kala qaatay.

Related posts

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026

Dhimaca kale Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa xusay in la isku afgartay wada shaqayn iyo is kaashi lana qaadi doono dhowaan Howlgallo ka dhan ah Kooxaha Al-Shabaab loogana saarayo meelaha ay ku sugan yihiin.

Shirkan ayaa waxa uu qayb ka yahay dar dar galinta sugidda Amniga Galmudug ayna kala warqataan saraakiisha ciidamada iyo Madaxda Maamulka waxa uuna sidoo kale qayb ka noqanayaa shirarka Amniga looga hadlayo.

By: Maxamed Cabdi

Previous Post

Maamulka Galmudug oo qaadaya Howlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab.

Next Post

Mohamed Salah Mucjisada Cusub Ee Kubada Cagta

Next Post
Mohamed Salah Mucjisada Cusub Ee Kubada Cagta

Mohamed Salah Mucjisada Cusub Ee Kubada Cagta

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In