Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaaladda Garoowe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaaladda Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigaan soo gaaray Garoowe, ayaa  waxaa hor kacayay guddoomiyaha maxakamada sare ee Soomaaliya, Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan,  waxaana ku weheliyay safarkiisa ku xigfeenka Maxkamdda sare iyo xubno Ka socday Hay’adaha garsoorka, garoonka diyaardahana waxaa ku soo dhoweeyey  Guddoomiye ku xigeenka Maxkamada sare ee Dowlad goboleedka  Puntland , xeer ilaaliye ku xigeenka,  laamaha garsoorka, Saraakiil ka socotay  taliska Ciidanka Asluubta iyo xubno ka socda jaamacadaha Garoowe.

Soo dhawayn ka dib, ayaa waxaa Guddoomiyaha Maxakamada sare ee Soomaaliaya iyo wafdigiisa waxaa loo gudbiyay Gudaha Magaaladda,  halkaasi oo ay Kula hadleen Warbaahinta qaybaheeda kala duwan.

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Guddoomiye ku xigeenka Maxakamada sare ee Dowlad goboleedka Puntland ahna sii hayaha Guddoomiyaha Maxakamada, Mudane Nuur Ciise,  ayaa ku soo dhaweeyay guddoomiyaha iyo xubnihiisaba Puntland,  sheegayna inay ku faraxsan yihiin imaanshahoda .

Dr Ibraahim Iidle Sulayamaan, Guddoomiyaha Maxkmadda Sare ee Dalka,  ayaa ugu haraynba ka mahad Celiyey Soo dhowaynta Magaaladda  Garoowe loogu sameeyay,  siina raaciyay hadalkiisa in safarkoodu qeyb Ka yahay safaro ay ku marayaan maamulada dalka, kuwaasi oo loogu kuur Galayo howlaha Garsoor ee Dalka.

Safarkan Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka,  ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee uu ku yimaado Puntland tan iyo intii xilkaaani loo soo magacaabay.

Previous Post

Banaadir oo Barbaro Gashay iyo Kala Horeynta Horyaalka Soomaaliya

Next Post

Imisa Ayeey Wada Ciyareen Klopp iyo Gardiola + Aguero Oo Maqnaan doona

Next Post
Imisa Ayeey Wada Ciyareen Klopp iyo Gardiola + Aguero Oo Maqnaan doona

Imisa Ayeey Wada Ciyareen Klopp iyo Gardiola + Aguero Oo Maqnaan doona

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In