Friday, May 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Ciidamada xoogga dalka oo hawlago lagu baacsanayo al-shabaab ka wada bakool

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Dhageyso: Ciidamada xoogga dalka oo hawlago lagu baacsanayo  al-shabaab  ka wada bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiye  ku xigeenka Dagmada Xudur Cabdulaahi cumar Taleefan  ayaa Radio Muqdisho u sheegay inay Al shabaab kala,wareegeen tuulooyin Hoostaga  Gobolka bakool.

Related posts

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026

ka dib Hawlgal  ay  ciidamada xoogga  dalka ka sameeyeen deegaano hoosyimaada  Degmada  oo  uu tilmaamay  inay ku dileen ilaa iyo todobo ka mid ah Maleeshiyaadka  Al-shabaab ayna soo furteen  hub  ay  wateen.

Guddoomiye ku xigeen  ayaa  intaa  ku  daray in ay sameeyeen Guddi Amniga oo ka kooban saraakiisha  ciidamada  iyo maamulka degmada kaasi  oo  u xilsaaran  sugida amniga.

isagoo sheegay in hawshii ugu horeeysay  ee la qabtay  ay  tahay in la burburiyo fariisimo Al-shabaab ku la  haayeen  deegaana hoosyimaada  Gobolka bakool, oo ay dadka ku dhibaatayn jireen socotada ah iyo gaadiidka isaga kala goosha  Gobolka iyo  gobolada   udhaw dhaw.

Arrimaha  abaaraha  oo saamaynta xoogan ku yeeshay  Gobolka ayaa  waxaa  uu xusay  inay  ka da’een Gobolka roobabkii guga dadkuna ay rajanayaan  inay beerahooda  Tacbadaan  si ay uga soo kabtaan saamaynta abaar  isagoo baaq udiray bulshada soomaaliyeed  oo ku aadan inay  usoo gurmadaan  dadka walaalahood ah.

Halkaan ka Dhagays Gudoomiye ku xigeenka labaad ee  degmada xudur

180401_023

Previous Post

R/wasaare ku xigeenka Dalka oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Sahra Axmed Jaamac

Next Post

Sacuudiga oo Wada dadaalo lagu soo afjarayo  xisadda  Dagaal ee ka taagan wadanka Yaman

Next Post
Sacuudiga oo Wada dadaalo lagu soo afjarayo  xisadda  Dagaal ee ka taagan wadanka Yaman

Sacuudiga oo Wada dadaalo lagu soo afjarayo  xisadda  Dagaal ee ka taagan wadanka Yaman

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

May 14, 2026
0

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In