Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Casho sharaf oo lagu soo dhawanyay Cabdi Bile Cabdi ayaa lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabad Casho sharaf oo lagu soo dhawanyay Cabdi Bile Cabdi ayaa lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad casho sharaf ah oo laguna dhiiri galiyay  ayaa loo qabtay cabdi bile cabdi islmarkaan ay ka qeyb galeen wasiiro iyo xilibaano ka tirsan labada Gole ee barlamaanka Soomaaliya.

intii ay socotay xaflada ayaa waxaa loga  hadlaya tariiqda uu ka sameeyay Dalka ayna tahay in talooyinka loo dhiso si Dhalinyarada ay ugu  dayadan .

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Qaar kamida Xilbaanada xaflada ka qeyb galay ayaa sheegay in ay gacmo furan ay ku soo dhaweynayaan Cabdi Bile.

sidoo kale waxa ay ku amaaneen dadaalka uu ku bixiyay sharafta Dalka iyo umada Soomaaliyeed ee ku aadaneed guushii taariiqiga aheyd uu gaarsiyay Dalka.

Cabdi Bele Cabdi oo isna ka hadlay Musnaabada ayaa u mahadceliyay musuulinyinta casho sharafta u sameysay sido kale waxa uu  sheegay soo dhaweynta uu kala kulmay dowladda iyo shacabka aysan jirin.

Ugu dambeynti Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Mudane Cilmi Cumar Ceysane oo soo xeray Munaasabada lagu soo dhaweynayay Cabdi Bile Cabdi  ayaa xusay in  Cabdi Beli uu yahay wali shaqsi u taagan Hormarinka Dhalinyarada kuna soo dhaweynayanaa Magaalada Muqdisho.

Previous Post

Saldhig Ciidan oo lagu Weeraray Gantaalo Dalka Suuriya

Next Post

Suuriya oo Israa’iil ku eedaysay weerrarkii saldhiggeeda cirka

Next Post
Suuriya oo Israa’iil ku eedaysay weerrarkii saldhiggeeda cirka

Suuriya oo Israa’iil ku eedaysay weerrarkii saldhiggeeda cirka

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In