Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xirirka kubad-Cagyaraha Oo Qalab Sport ka Gudoomay A TO Z

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Xirirka kubad-Cagyaraha Oo Qalab Sport ka Gudoomay A TO Z
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkada Qalabka Ciyaaraha ee A TO Z ayaa qalab sport oo dhameystiran waxay ku wareejisay xirirka Xirirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya oo u diyaar garoobaya tartanka Africa ee Mini-ga oo dhici doono dhowaan.

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

Xoghayaha Xirirka Kubad Cag-yaraha Soomaaliya Xaaji Aadan Cabdulle ayaa sidoo kale sheegay in Xirirka kubad-Cagyaraha iyo Shirkada A TO Z ay heshiis wada galeen heshiiskaasina uu noqon doono mid dhanka qalabka ciyaaraha ay ka tageerto Xirirka kubad-Cagyaraha tartan kasta uu aadi doono.

Xoghaya oo u mahad celiyay A TO Z ayaa sheegay in dhiira gelin ay u tahay Somfa ayadoo uu ugu baaqay Shirkadaha kale in ay ku daysadaan.

Xogahaya Xirirka kubad Cag-yaraha oo bartiisa Facebook-ga Ugu Mahad Celiyay Shirkada ayaa yiri, Waxaa Sharaf ii ah in Somali Minifootball Somfa uu maanta heshiis taariiqi ah la galay shirkadda A to Z Sports House oo hadda kadib qalabeyn doonta Xulka Qaranka Kubadcag Yaraha Soomaaliyeed, Waxaan u mahad Celinayaa Xasan Goodah oo ah Madaxa Media and Marketing ee Somfa iyo WMF oo ka soo shaqeeyay arrinkaan Wan Soo dhaweynayaa Ganacsatada A TO Z Ganacsatada kalena waxaan ugu baaqayaa in kaalintooda ka qaatan garab istaaga Xirirka Somali Mini Football.

Xirirka kubad-Cagyaraha ayaa ka qayb galay tartankii koobka aduunka ee Mini-ga markii ugu horeysay tan iyo markii la aas-aasay xiriirka waxaana tartanka xiga uu noqon doona kan afrika oo dhowaan lagu qaban doono Liibiya kaasi ayaana ah midka ay ugu diyaar garoobayaan Xirirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya.

Previous Post

Duqa Magaalada Muqdisho oo la kulmay Duqa Ankara

Next Post

Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Dalka iyo Gobalka Banaadir ka furmay Garowe “SAWIRRO”

Next Post
Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Dalka iyo Gobalka Banaadir ka furmay Garowe “SAWIRRO”

Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Dalka iyo Gobalka Banaadir ka furmay Garowe "SAWIRRO"

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In