Saturday, April 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha Cusub ee Guutada Sagaalaad oo lagu qabtay Degmada Xudur

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha Cusub ee Guutada Sagaalaad oo lagu qabtay Degmada Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026

 Munaasabadda xil wareejinta ah waxaa ka qeyb galay masuuliyiinta maamulka gobolka Bakool qaar kamid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, qeybaha bulshada iyo saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga dalka.

Ugu horeyn waxa xafladda ka hadlay taliyihii hore ee xilka wareejiyey Korneel Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan Timacade, waxa uuna tilmaamay in sibedelku uu astaan u yahay dowladnimada.

Taliyaha cusub ee Guurada  sagaalaad  ee qeybta 6o-aad ee ciidanka Xoogga Dalka General l Xasan Isxaaq Cumar Baydhabo ayaa ciidamada kula dar daarmay in ay diyaar u ahaadaan ladagaalanka Cadowga si loo soo celiya xasiloonida iyo karaamada Umadda Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn waxa xaflada hadalo kooban ka soo jeediyey Taliyaha howlgalada qeybta Lixdanaad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Gaashaanle sare Cabdiraxmaan Macalin Axmed iyo madaxdii kale ee ka qeyb galay Munaasabadda, waxaana ay ku dar daarmeen in si wadajir ah loo wajaho cadowga Al-shabaab.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta

Next Post

Shir looga hadlayo Horumarinta Galmudug oo ka furmay Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post
Shir looga hadlayo Horumarinta Galmudug oo ka furmay Dhuusamareeb+Sawirro

Shir looga hadlayo Horumarinta Galmudug oo ka furmay Dhuusamareeb+Sawirro

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026
0

Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In