Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Rabshado sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Xabsi kuyaala Mareykanka

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Rabshado sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Xabsi kuyaala Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Rabshado ka dhacay xabsi weyn oo ku yaala gobolka South Carolina ee dalka Maraykanka ayaa ku geeriyootay Toddobo kamid ah maxaabiis halkaasi ku xirnayd,waxaa sidoo kale dhaawac uu soo gaaray ilaa 17 qof oo kale.

Mas’uuliyiinta Gobolka South Carolina ee dalka Maraykanka ayaa warbaahinta u sheegay in Rabshadahaasi oo bilowday Axaddii balse la soo afjaray maalintii Isniinta ee la soo dhaafay,iyagoo faah faahiyay khasaaraha halkaasi ka dhashey.

Bryan Stirling oo ah madaxa la socodka arrimaha maxaabiista ayaa sheegay in Arrintani ay ku saabsanayd aagagga ay maxaabiistu ku kala xirin yihiin iyo waxyaabo sharcidarro ah oo ay ku dhex iibinayeen,taasi oo muran xoogan uu ka dhashey.

Wararka ayaa sheegaya in Dhimashada ay  keenay isku dhacaasi oo la isku adeegsaday toorey iyo waxyaabo kale,iyadoo la sheegayo in Dhammaan waardiyeyaashii iyo shaqaalihii kale ee sharci fulinta ayaa la sheegay in ay nabad qabaan.

Wax yaabaha ugu weyn oo gacan ka hadalka dhaliyay ayaa ahaa in Dadkan ay  isku hayeen lacag iyo xuduud iyaga oo xabsi ku jira,murankaasi oo aaqirkii keeney in ay xabsiga ku dhexdagaalamaan”.sidaasina waxaa sheegay Bryan Stirling oo madax u ah waaxda dusha kala socota xaaladda maxaabiista South Carolina.

Previous Post

Wadooyinka isku xira Degmooyinka Baledweyne, Maxaas iyo Matabaan oo Maleeshiyaadka Al Shabaab laga sifeeyey+Dhageyso

Next Post

Toronto oo ay ku dhufatay Dabeyl wadata Baraf iyo Roob xoogan iyo Qasaaro kadhashay+Sawirro

Next Post
Toronto oo ay ku dhufatay Dabeyl wadata Baraf iyo Roob xoogan iyo Qasaaro kadhashay+Sawirro

Toronto oo ay ku dhufatay Dabeyl wadata Baraf iyo Roob xoogan iyo Qasaaro kadhashay+Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In